Hees aan ka bixi doonin qalbiga wadaniyiinta Soomaaliyeed
Lama arag oo lama maqal ,ishcalaa hees.
Roonaan laheeydaa,
qof waliba qofkuu rabo,
iyadoo la raacshoo,
rafiiqiisa laga dhigo
Daawo hees Dibigii Spain kadibna xaqiiqso in colaadu dhamaad leedahay.
Abwaanka heestaan sameeyay wuxuu mudan yahay in Dibloma la siiyay ama Bilad sharaf
Fanaan Liiban Jigjiga ayaa soo saaray hees la magacbaxday Bidhaansi oo lagu amaanay dhamaan gobolada dhexe ee Somalia.
Abuu Mansuur Al Amriiki oo ah hogaamiyaha Muhaajiriintii ka barbar dagaalami jirtay Maliishiyaadka Alshabaab ayaa dagaalyahana gurmada u diray Mukhtar Roobow oo la sheegay inay ku hareereeysan yihiin Maleeshiyo taabacsan Ahmed Godane.
Halkaan ka dhageyso ---- Halkaan ka rogo MP3 ----------
Ranaan Xasan wado ayaa soo qaaday Hees uu sameeyay Jilaaga Soomaaliyeed ee Cabdi Heybe Laambe.
Heestaan cusub ayaa ka mida heesaha dhaliisha loogu jeediyay Madaxweynaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle.
Gabaygii lagu caayay beelaha Hawiye iyo Mareexaan ayaa jawaab rasmiya laga bixiyay.
Wiil hoog lagu magacaabo Dalxoreeye, oo dadka badankii u yaqaanaan “Duceeysane” ayaa ku soo baxay ,kadibna kobaha ayuu la durmaray.
Holland waxaa ka soo ifbaxay Fanaan cod macaan oo lagu magacaabo Sadiiq Iidle.
Sadiiq Iidle wuxuu sanadkaan soo saaray hees muuqaala oo aad u qurux badan.
Holland waxaa laga furay Istuudiyo weyn oo loogu magacdaray CURUBO STUDIO.
Fanaankii shacbiyada badnaa ee bilaha qura jiray ayaa durba haadaan iska tuuray,wuxuuna caay u dhiteeyay shacabka Soomaaliyeed ee Midnimada Jecel iyo Madaxda Dowladda Federalka Somalia.
Fanaaniintii ugu badneed oo hees ku garbaashay Madaxweynaha Somaliland iyo argagixisada ku xeeran.
Daawo Fanaanka weyn Cawale Adan {Cawale Casri} oo si geesinimo ka muuqata u garbaashay kaligii taliyaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle iyo Islaantiisa hantidii shacabka gurya uga dhisatay Paris.
Riyadu xalay ila baxdoo
Boramaan u dalxiis tagoo
Bakiyo dila sii maroo
Barwaaqaa gobolka tiil
----
Bulshadu weey caweeynayeen
Calankooda bilicda wacan
Cadaan iyo Baluug buu ahaa
Bil iyo Xidig baa ku tiil
----
Miyaadan ballan aqoon
Bilaahi miyaad ogeen
Halkaad beeybi iiga taal
Mise qalbi waa bugtaa
--
Bukaan baan ahay dartaa
Bil dhamaatay kumaanan maqal
Boqol kaar soo gatoo
Telefoonku iima baxo
----
Berbera ,Sool iyo Sanaag
Hobyaan u baqoolayoo
Naftaan ku bogsii is iri
Beeraha mooskiyo cambaha
-------
Yarkaan u basaasayoow
Baadigoobkaan kuugu jiray
Baafinteeydii kuguma helin
Bidhaansina kuguma arag
---
Miyaadan ballan aqoon
Bilaahi miyaad ogeen
Halkaad beeybi iiga taal
Mise qalbi waa bugtaa
--
Bukaan baan ahay dartaa
Bil dhamaatay kumaanan maqal
Boqol kaar soo gatoo
Telefoonku iima baxo
---
Fanaan: Qaali Ladan
Erayo iyo Laxan
Dahir Abdulle Alasow
Music: Cabdi Xakiin Farayare
Daawo Fanaaniinta Gaadaco Xuseen shire -Faysal Yare iyo Abdullahi Weheliye oo wacdaro ka dhigay Xafladii Marwada Ra'isulwasaraha Somalia
Fanaanada Muslimo Qaasim Hilowle ayaa ku soo biirtay Fanaaniinta difaacaya Karaamada iyo sharafta Muqdisho.
Farshaxaniiste Amin Caamir ayaa sawir gacmeed ka sameeyay Ganacsade Cabdiraxman Boreh oo lagu eedeeyo inuu yahay nin aan u nixin shacabka Jibouti.
Waa Cabdi Adan Badey..alifaagi waynaa ee hobolada horseed wax ka alifayna ruwaayada caanke eheed ee if iyo aakhiro
Fanaanada Ubax Nacfi ayaa hees kulul ugu jawaabtay Fanaaniintii Xamar Habaaray ee Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro,waxayna sidoo kale heesta uga hadashay dadka daaha gadaashiisa ka hagayay fanaaniinta Xamar Habaaray.
Erayada heesta waxaa ka mida .
NIN IYO XABAASHII LOO KALA TAG,Fanaan Xuseen Shire ayaa xalay laga daawaday telefishinka UNIVERSAL isagoo Madashii laga qaaday heestii laga xaday ee Abdijibaar Alkhaliiji ka qaadaya heestii uu Xaaskiisa u sameeyay ee Raaliya.
Xildhibaanada Saado Cali Warsame ayaa markii ugu horeeysay hees ku garbaashtay Kaligii Taliyaha Jibouti Ismail Omar Geelle.
Fanaanada ayaa lagu tilmaamaa afku leeble cidii ay ku heestaahi galbato