Sunday Music

Hits: 1737
Monday May 17, 2021 - 13:19:40
Najma Nashaad iyo Sharma Boy
Hits: 9620
Saturday April 11, 2020 - 23:32:59
HEESTA HUBQAAD - FANAAN WASIIR MR HUBQAAD MOHAMED XAYIR MAAREEYE
Hits: 1668
Sunday April 05, 2020 - 02:25:22
Khadar Keyow hees cusub RAXMA - Qiso Jaceyl dhaba
Hits: 734
Sunday April 05, 2020 - 02:18:40
Fadumiina Hilowle hees dadkaan adi kuu jeclahay
Hits: 811
Sunday April 05, 2020 - 02:15:53
Fadumiina Hilowle hees cusub SAAN LEE RABBAA
Hits: 991
Tuesday September 17, 2019 - 04:04:19
Dayax dalnuurshe hees Lama iloowaan
Hits: 1250
Tuesday September 17, 2019 - 03:43:00
Hees Iidle Yare , Cirkoo hoorayoo, xareed ciidda dhigay.
Hits: 5216
Saturday November 10, 2018 - 03:46:26
Heeso kaban Magool ah
Hits: 9548
Friday June 29, 2018 - 08:04:51
In Jaceylku halis yahay Hiirtaanyo kulul yahay Hoowl iyo dhib leeyahay Anigoo hoyaadoo Hooygeeyga joogoo Meelna leeyga heeyn baan Hurda seexan waayaa Markaasaan Ugaasooy Nafta kuu hibeeyaa Kol dhaw baad heleeysaa Kuugu hambalyeeyaa
Hits: 15187
Friday December 29, 2017 - 04:16:09
Hees ii kaalay —————— Mida qureen xaqdhowr iyo Xubigaba u qaadee Xerasan iyo Xeegiyo Xera geel ku ababtee Xudunteedi Borama Ku Xabaalan tahayeey Xubiyeey Xubiyeey ii kaalay Waan kuu xiisee ii kaalay II kaalay ii kaalay Hodaneey qalbiyeey ii kaalay Waan kuu xiisee ii kaalay II kaalay ii kaalay My Love qalbiyeey ii kaalay Hodaneey qalbiyeey ii kaalay.
Hits: 17412
Tuesday December 12, 2017 - 02:25:26
Daawo Fanaaniinta ugu caansan Somalia iyo heesaha hirgelay ee keydka Radio Muqdisho laga soo xulay 30 ka mida,sida Samatar,Kuluc iyo Saado.
Hits: 6600
Friday April 20, 2012 - 19:29:03
Xulka heesaha Radio Muqdisho iyo xulashada Wariye Dahir Alasow -Waagacusub Sunday Music
Hits: 6093
Wednesday April 18, 2012 - 03:37:52
Fanaanadda Idil Cadow ayaa barnaamij qurux badan oo nasasho ah u duubtay Radio Waagacusub,iyadoo si Live ah u qaadeeyso heeso bilaa Music ah.
Hits: 1377
Friday February 25, 2011 - 09:02:19
Xulashada Sunday Music ee Radio Dalmar waxaa todobaadkaan soo saaray Wariye Maxamed Cismaan Sheekh Qadafi
Hits: 4665
Monday December 06, 2010 - 06:04:42
Heesaha Radio Muqdisho iyo xulashada Waagacusub Sunday Music Part 1 By Mohamed Osman Sheekh Qadafi
Hits: 6862
Monday December 06, 2010 - 06:02:29
Heesaha Lamanaha ee Radio Muqdisho -Waagacusub Sunday Music Part 2 By Dahir Abdulle Alasow iyo Jojo Koko Thomas
Hits: 7351
Saturday December 04, 2010 - 00:59:12
Heesaha Hibo Nuura ee Cabdi Kariim Jiir Laxanka saaray iyo falanqeynta Dahir Alasow