Fanaan Xuseen shire oo heestii laga xaday ku qaaday Madashii Al;khaliiji

1
Wednesday April 17, 2013 - 14:28:26 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 6044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaan Xuseen shire oo heestii laga xaday ku qaaday Madashii Al;khaliiji

    NIN IYO XABAASHII LOO KALA TAG,Fanaan Xuseen Shire ayaa xalay laga daawaday telefishinka UNIVERSAL isagoo Madashii laga qaaday heestii laga xaday ee Abdijibaar Alkhaliiji ka qaadaya heestii uu Xaaskiisa u sameeyay ee Raaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

NIN IYO XABAASHII LOO KALA TAG,Fanaan Xuseen Shire ayaa xalay laga daawaday telefishinka UNIVERSAL isagoo Madashii laga qaaday heestii laga xaday ee Abdijibaar Alkhaliiji ka qaadaya heestii uu Xaaskiisa u sameeyay ee Raaliya. Goobaha Somalida ku qaxweeyaan saakay waxay sheekadu aheyd NIN IYO XABAASHII LOO KALA TAG halka dadka qaarna lahaayeen XUSEEN SHIRE OO CIJAYAHA KU DAGAALAMAY WUXUU UGU DAMBEYN KU GUULEEYSTAY INUU MADASHII CABDI JIBAAR KA QAADAY HEESTII LAGA XADAY KA SOO HEESO.


Xuseen Shire oo hashii laga xaday xoog ku soo furtay - Daawo muuqaalkaan

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip