Daawo Qeyladhaan oo soo saartay hees Dibigii Spain- Fanaan reer Hargeysa oo ku baaqay inaan dalka la kala jarin

0
Tuesday August 27, 2013 - 12:06:08 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 5103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Qeyladhaan oo soo saartay hees Dibigii Spain- Fanaan reer Hargeysa oo ku baaqay inaan dalka la kala jarin

    Daawo hees Dibigii Spain kadibna xaqiiqso in colaadu dhamaad leedahay. Abwaanka heestaan sameeyay wuxuu mudan yahay in Dibloma la siiyay ama Bilad sharaf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo hees Dibigii Spain kadibna xaqiiqso in colaadu dhamaad leedahay. Abwaanka heestaan sameeyay wuxuu mudan yahay in Dibloma la siiyay ama Bilad sharaf
Kooxda Qeyladhaan ayaa soo saartay hees hogola tusaaleeyna,waxaana lagu sheegay in dadka iyo dibida Spain dhamaatay colaadii u dhaxeysay labada boqol ee sano.
Spain waxaa sanad walba lagu garaaci jiray dibida,oo iyagana is difaaci jiray.taas oo ka dhigneed dagaal sanad walba u dhaxeeyay dibidaas iyo dad reer isbeen.
Sheekada ugu xiisaha badan waxay tahay in heestaan Midnimo doonka iyo dhameeynta colaada uu qeyb ka mida qaaday Fanaan Reer Hargeysa ah oo ku baaqay inaan dalka la kala gooyn


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip