Daawo Video Fanaanada Ubax Nacfi ayaa soo saartay hees cusub
Lama arag oo lama maqal ,ishcalaa hees.
Fanaanada codka macaan Ubax Nacfi ayaa soo saartay hees muuqaal qurux badan ,erayo iyo laxan xambaarsan.
Heesta cusub oo loogu magacdaray Mahadho waxaa sameeyay Abwaanada Xayaad Geelqaad, Laxanka cajiibkaana waxaa ku laray Dahir Alasow,halka uu muuqaalka heestana isaga gacantiisa ku duubay.
Erayada heesta waxaa ka mida ,
Mahadhadu iigama horeeyn
Milicsiga goortaan arkee
Isna ima ogoo
Sidaan ahay muu maleeyn.
Cishqigaan maba meermayoo
Waxbuu ila maaganyoo
Wuxuu mudayaa qalbiga
Isna ima ogoo
Sidaan ahay muu maleeyn
Daawo Video Fanaanada Ubax Nacfi ayaa soo saartay hees cusub
Lama arag oo lama maqal ,ishcalaa hees.