Fanaaniinta

Hits: 6111
Tuesday July 24, 2018 - 03:25:53
Live Music - Kiin Jamac-qaali ladan,Barliin Bareemiya,Rasmi reys,Khadar keyow,Xasan Gantaal
Hits: 6896
Tuesday February 13, 2018 - 09:12:31
Iyadoon qofna salaamin, hareerahana eegin, bay qolkeedii halhaleel ugu gudubtay. Sariirtay isku halgaadday. Buugaagtii ay sidatayna koomadiinka dushiisay naxariis la'aan ku tuurtay. Qaar baa dhulka ku daatay. Waligoodba ha daateen. Yaa u jixinjixaya! Yaa aruursanaaya! Addimadeedii baabay aruurin kari la'dahay. Waa taas labadeedii lugood mid sariirta ku dul xoortay, iyadoo kabteedii wadata. Tii kale oo kabtii iskeed uga dhacdayna waxay ka lulataa sariirta qarkeeda. Bowdada waxaa ceego adag uga haya surweelka kaakiga ah ee dugsiga. Waligiisba ha uga hayo! Yaa ka fujinaaya! Yaaba ka xanuunsanaya!
Hits: 6077
Thursday January 18, 2018 - 20:06:46
Cunaabi.net - Canada-based Somalian singer Khadija Abdullahi Daleys died on Monday after a short illness. She was 82.
Hits: 9057
Tuesday January 09, 2018 - 16:30:25
Fanaaniinta Qaranka Somalia ee Waaberi
Hits: 18342
Saturday February 05, 2011 - 04:50:53
By Bashiir Cali Xuseen---