Music Videos

Music Videos The Cunaabi.com website was created in 2010 as a place for music fans to indulge their passion. Whether you're visiting Cunaabi.com to look up an out-of-print recording, to get our take on a new release, or simply to explore the world of music and see where it may lead, you've come to the right spot. Cunaabi.com is your online destination for all Somalia news resources and a winning newscast. Stay current with daily news updates in English, entertainment, business, politics and our main objective of humanitarian reporting!
Recently added under this category
Hits: 7218
Tuesday June 11, 2019 - 22:50:17
Daawo xidigta Layla Ubax oo soo saartay muuqaalka heesta baraha bulshadda qabsatay ee HUMAAG
Hits: 543
Friday May 03, 2019 - 00:42:24
Cunaabi.net - In the 1970s and 80s Mogadishu's airwaves were filled with Somali funk, disco, soul and reggae. Musicians rocking afros and bell-bottom trousers would perform at the city's trendiest nightclubs during the height of the country's golden era of music. But it was short-lived: a brutal civil war began, musicians fled to all corners of the world and the vibrant music scene came to an end. Habib and Abdulkadir, two former band mates and best friends, lost touch after the war started, and neither knew if the other was alive. But both kept playing music. Somali Night Fever tells the story of the people keeping Somali music alive, including these two friends, separated by war but united by the music of the golden era.
Hits: 2955
Sunday February 24, 2019 - 03:16:53
Hees Ubaxii Hobyo—— ——————— Alif leyl wa leyl Ifka kumaanan arag Idiloo kale , Inan loo dhigee. ——— Waa ehelu kheyr Ixtiraam gobbled Lagu abaabiyoo Ehel looga dhigayee ————— Ubax weeye iffoo Hobyo aan ka arkoo Indhaheeygi arkaa Ku ildoogsadayoo Ma iloobi karee, Ma iloobi karee Ishcalaa quruxleey ————— Inan la guursadoo Aqal lala gallaa Aqal lala galloo OOri laga dhigtaa Runtii waa iyadda —————— Dhamaan unugyadiyo Uurkiyo wadnaheey Ku abuurantoo Waan aaminee —— Erayo iyo Laxan Dahir Alasow Music By Mohamed Karaama
Hits: 12997
Friday February 22, 2019 - 03:13:25
Daawo Wardegdega -Xaliimo gobaad oo feer lagala daalay iyo shoowgeedii oo foowda ku dhamaaday Muqdisho
Hits: 3128
Wednesday February 20, 2019 - 22:45:31
Daawo boqorada Maandeeq Nur Garaash oo wacdaro ka dhigtay shoowgeedii Muqdisho
Hits: 3180
Wednesday February 20, 2019 - 22:37:31
DAAWO Suldaan Seerar oo gabadh reer Galmudug ah hees ku amaanay iyo goboladda dhamaan
Hits: 18592
Wednesday February 20, 2019 - 02:21:17
DAAWO Khadar Keyow iyo Xaliimo gobaad oo soo duubay hees muuqaalkeeda Al-Shabaab ka careeysiisay iyo halista uga imaan karta ?
Hits: 12721
Wednesday February 20, 2019 - 01:52:06
Daawo Dayax Dalnuurshe oo ka hadlay dagaalkii sababay inuu ka baaqdo Fashion-kii Nairobi ee lagu casuumay
Hits: 4770
Sunday January 27, 2019 - 12:54:28
Daawo Youtuber aan la aqoon oo heestii Khadar Keyow iyo Sacdiyo Siman ku helay iney daawadaan hal milyan iyo todobo boqol oo qof - "New score heesta Deeqsi"
Hits: 4565
Thursday January 17, 2019 - 03:37:12
Hees Yurub Geenyo Khadro silimo iyo Oday ku garaaceen Muse Biixi iyo Dhiigshiil
Hits: 3943
Wednesday January 16, 2019 - 10:25:24
Fanaan caana oo hees ka dhigay gabaygii lagu xiray Abwaan Abees
Hits: 75
Sunday January 13, 2019 - 09:17:34
Written By Dahir Alasow. Composer: Daud Xanfar Recording Video : Saami cadde Cunaabi Music.
Hits: 9626
Friday January 11, 2019 - 09:39:49
Axmed weli furinle ceeb ayaa ku dhacday runtii , fan jeclayaasha reer Hargeysa ma waxeey waayeen cid erayo u sameeysa maxaa ku qasbaya maalin walba iney heesaheena xadaan?
Hits: 5738
Wednesday January 02, 2019 - 23:49:11
Daawo hees qurux badan muuqaal Music Erayo Laxan iyo Jilitaan - ALLA QURUXSANAA OO QAABSANAA
Hits: 7083
Saturday December 22, 2018 - 01:10:02
Daawo heestii heeygu oran Erayadda Jaceylka oo saacad gudaheed qabsatay baraha bulshadda - Xidigta Barliin Baremiyo
Hits: 16668
Saturday December 22, 2018 - 00:48:24
Daawo Fanaanadda Deeqa Afro oo Naasa dhacay iyo foolxumadeedii soo bandhigtay
Hits: 10733
Monday December 10, 2018 - 22:52:28
Daawo gabay Jawaaba - Gabaygii caayda Abwaankii Mareexaan - Abwaan Habargidir. `Gabay Caalir, iyo Cudur watoo.naga careeysiiyay OO Cadaawad muujinahayoo, Col iyo Laayaana OO Caabudwaaq nooga yimid maan cod ka iraahdo. Ceelgaras ,camaariyo,shacbiga ceel la helay jooga Caad ,ilaa cimidle, iyo coowga Xarardheere Hobyo Godan, cadaadiyo, Guriceel,Ciidda xananbuuro Bulshadda camiran ee Arladda caadil ku abuuray OO Culumo,caamiyo, caaqiliin gabay leh. Wiil yaroo cadiifadi wadaa inuu cambaareeyo Ciiso dad aan laheeyniyo ,inuu caddaw ku suureeyo Calaaqaadki inuu joojiyoo ciidda kala gooyo Khat casaana oo cadawtinimo,inuu calaameeyo Codkii Sadde inuu ku hadlayaana ,caalamka u sheego Waa waxaan caqligu qaadan karin ,caadina aheeyne Waa waxaan ciddaa laga fileeyn,waana ceeb culuse Caruurtaada waa la ceshadaa tii akhlaaq darane,. Waana laga canaantaa, hadeey deriska caayaane Mar hadeeysan cudur daar ka bixin,caaqiladda reerka Soow iney codkaas wada qabaan ,kumma cadaaneeyso Cududii galbeedkiyo, raggii Ciidamadda Naato Hawadaa ku cunay baa nahoo, ciidda daafacaye Waa teey caga cadaan, xeebahaan uga caraabeene Waa taariikh cajiib noqotayoo caawa leenahaye Waa taariikh ciwaanadda ku qoran Caalamkoo idile Waa taariikh Caruurtooda ay ka cabsan doonaane Oo Ciidda Soomaaliyeed lagaga caagaaye Guushaas raggii curiyay baan caawa kaa xigine. Inaad Caddaw ku sheegtaana waa kuu cindi la'aane Nin waliba cadkuu mudan yahaa lagu casuumaahe Ma caliili baad tahay maxaad noo canjalafeeysay. Cududii Galbeedkiyo ,raggii Ciidamadda NATO. Fagaaraha ku cunay baan nahoo ,Ciida daafacaye. Taariikhda caankaa hadaan caawa kula aaddo. Mareykan oo cadaan iyo madoow Caalamku ciseeyo. Oo dunidu meeshuu calmado Ciddi u diideeynin Oo laga cabsanayoo,Codkuu rabbo ku luuqeeya. Oo lamma canaantan ahoo loo cag dhigi waayey Oo hadal in lagu soo celshaa ceeb ku tahay qaawan. Asagoon cad deeyn qabin markuu Caasha nala dhaafay. Waa tuu digniin culus na yiri, Ciidda faaruqa e Annaguna hadaan cararno oo Calanka sii deeyno SOOMAALI BEEY CEEB KU TAHAY ,CAAY FADEEXAAHE
Hits: 9662
Monday December 10, 2018 - 22:33:17
Daawo Gabay Abwaan Mareexaana ku caayey Habargidir -Hawiye
Hits: 8335
Thursday December 06, 2018 - 09:01:41
Daawo Fadumiina walaalkeed oo Axmed ka tuugsada iyo heesaha uu shacabka u qaado "Hooyadeey Habargidir waaye,Aabaheey Majeerteen iyo Mareexaan aas guursaday"
Hits: 4172
Thursday December 06, 2018 - 08:35:20
Daawo gabadh Jareerweyne ah oo jeclaatay Fanaan Marwaan Yare