Sawir gacmeed Amin Arts ka sameeyay Ganacsade dhacay dhaqaalahii Jibouti

0
Friday May 10, 2013 - 10:33:49 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 8038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawir gacmeed Amin Arts ka sameeyay Ganacsade dhacay dhaqaalahii Jibouti

    Farshaxaniiste Amin Caamir ayaa sawir gacmeed ka sameeyay Ganacsade Cabdiraxman Boreh oo lagu eedeeyo inuu yahay nin aan u nixin shacabka Jibouti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farshaxaniiste Amin Caamir ayaa sawir gacmeed ka sameeyay Ganacsade Cabdiraxman Boreh oo lagu eedeeyo inuu yahay nin aan u nixin shacabka Jibouti. Madaxweynaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayey Sirdoonkiisa u sheegeen in Ganacsade Cabdiraxmaan Boreh lacag dhan boqol kun oo dollar siiyay Farshaxaniiste Amin Caamir iyo Wariye Dahir Alasow kadib markii Dahir iyo Abdirahman Boreh ku kulmeen Magaaladda Paris.
Waxay dhab in Abdirahman Boreh ku casuumay Paris Dahir Alasow laakiin Madaxweynaha Jibouti wuxuu hadalkaas uga jawaabay " Hadii Abdirahman Boreh yahay nin boqol kun dollar gacantiisa bixiso lagama eryeen Jibouti sidaas darteed ima gelin inuu ninkaas lacag intaas dhan siiyay labadaas nin"


Abdirahman Boreh waa nin dhacay hantidii Jibouti ,wuxuuna astaan u yahay daneeystenimo
Wuxuu Mucaaradka Jibouti qaar ka mida u sheegay inuu lacag boqol kuna siiyay Dahir Alasow iyo Amin Arts laakiin hadalkiisa xaqiiqada ka fog waxaa ka jaawabay Madaxweynaha Jibouti,Halkan ka daawo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip