Abwaanka sameeyay heestaan wuxuu mudan yahay bilad Dahaba

2
Sunday September 01, 2013 - 01:28:11 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 15993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaanka sameeyay heestaan wuxuu mudan yahay bilad Dahaba

    Hees aan ka bixi doonin qalbiga wadaniyiinta Soomaaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hees aan ka bixi doonin qalbiga wadaniyiinta Soomaaliyeed
Abwaanka heestaan sameeyay dhaqankiisa sikastuu yahayba wuxuu mudan yahay in la siiyo Bilad dahaba si loo dhiirigeliyo dareenkiisa qiimaha badan ee Wadaniyada huwan.
Inkastoon heesta aad u daawaday wax badan ,una ilmeeyay caawa ayaan maqlay inuu sameeyay Abwaan Cabdiraxmaan Gaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip