Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii waynayd Khadiija Cabdullaahi Dalays.
Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii waynayd Khadiija Cabdullaahi Dalays.
Fanaan Dayax dabalule ayaa Xamar ka qaxay
Heesta cusub ee Farxiya Siman iyo Alfanaan Abdullahi Weheliye
Geesigii Kifaaxee
Kadeedkii naga dulqaadee
Gumeeystahii naga kaxeeyee
Karaamada yad badbaadshoow
Koriyahii xoriyada Kulmiye Caydiid Garaad
Kariim naxariis ha siiyo.
Heestaan waxaa si wadajira u qaaday fanaaniinta Qaranka Soomaaliyeed
CAWEEYSKA CUNAABI TV IYO HEES RAISULWASARE SAACID
Daawo shacbiyada Ra'isulwasare Saacid- Heesahii loo tumay - Caweyska Cunaabi Tv
CAWEYSKA CUNAABI TV IYO FANAAN CUQUBO KA SOO BAXDAY BILO GUDAHEED ---------
Daawo qabyaalada Jibouti ka jirta - Fanaanada weyn ee Amina Gacanla oo Makarafoon haleeysan ku hees la yiri,kadibna gabadhii Ciise ee xigtay waxaa la siiyay Makarafoon fiican laakiin Cabdi Nur Alaale oo Samaroona ayaa diiday oo qasbay in Makarafoonkii Amina ku heestay la siiyo gabadha
Fanaanada Tufaax Darajo oo aan heesaheeda taageero badan hore u laheyn ayaa hees laga sameeyay qiso ka dhacday Bosaaso si qatara ugu soo baxday.
Fanaaniinta Mandela iyo Shamsa foot oo si kalsooni ka muuqata u wada heesay
Fanaanada Fowsiya Fanka ee codka macaan ayaa dhiiga ku karisay Fanaanada Ikraan Nafyar oo Muqdisho looga bixiyay Baranbaro
Erayadaan waxaa sameeyay Abwaan Khaliif Farax Xayir?
Madaxweyne Siilaanyo oo qoorta isku geliyay Siyaasiyiinta beesha Sacad Muuse ee Xisbiga Kulmiye,waxaana laba lixaadsaday dagaal siyaasadeed u dhaxeeya Cabdi Casiis Samaale iyo Muuse Biixi.
Hees si qurux badan loo duubay oo lagu amaanay qaar ka mida dhulka Somalida iyo Marwo qaaliya.
Heestaan waxaa sameeyay Abwaan Mowliid Muuse ,waxaana laxanka macaan saaray Dahir Alasow
Abwaan-Alfanaan Xuseen Shire Ciyaar jecel ayaa soo saaray hees cusub oo magaceeda loo bixiyay Ubaxii Jigjiga hasse yeeshee wuxuu heestaan u qaaday si ka duwan heesahiisii hore taas oo lagu fasiri karo inuu hal xiraale uga dan leeyahay si aan looga bililiqeeysan sida heestii LUUL.
Fanaan Cabdullahi Weheliye oo soo saaray hees lama arag lamana maqal- Waa erayo jaceyl,waa dhambaal jaceyl,waa sheeko dhaba.
Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in wiilasha Iskaabulada aad u daawadaan heesaha muuqaalka ee Fanaanadda Sahruuja Abshir Coon.
Fanaanadu waxay xariif ku tahay niikada iyo is laba rog roga
Fanaanad reer Hargeysa ah oo lagu magacaabo Hodan Abdillahi ayaa soo saartay hees ay ugu magacdartay Qeybdiid.
Fanaanka weyn ee King Khaalid ayaa soo qaaday hees cajiiba oo aad u qurux badan.
Daawasho wacan heesta oo lagu duubay Nairobi.