Najma Nashaad iyo Sharma Boy
HEESTA HUBQAAD - FANAAN WASIIR MR HUBQAAD MOHAMED XAYIR MAAREEYE
Khadar Keyow hees cusub RAXMA - Qiso Jaceyl dhaba
Fadumiina Hilowle hees dadkaan adi kuu jeclahay
Fadumiina Hilowle hees cusub SAAN LEE RABBAA
Dayax dalnuurshe hees Lama iloowaan
Hees Iidle Yare , Cirkoo hoorayoo, xareed ciidda dhigay.
Hees Janno. Fanaan: Dayax Dalnuurshe Erayo: Xamza Xadaari Laxan: Nabiil Bulle Music: Abdiweli Rasta Copyright: Cunaabi Music
Author: Dahir Alasow, Cunaabi Music
Music By: Hassan Cujeeri, Cunaabi Music
Singer: Tufaax Darajo.
Copyrighted: Cunaabi Music
In Jaceylku halis yahay
Hiirtaanyo kulul yahay
Hoowl iyo dhib leeyahay
Anigoo hoyaadoo
Hooygeeyga joogoo
Meelna leeyga heeyn baan
Hurda seexan waayaa
Markaasaan Ugaasooy
Nafta kuu hibeeyaa
Kol dhaw baad heleeysaa
Kuugu hambalyeeyaa
Hees ii kaalay
——————
Mida qureen xaqdhowr iyo
Xubigaba u qaadee
Xerasan iyo Xeegiyo
Xera geel ku ababtee
Xudunteedi Borama
Ku Xabaalan tahayeey
Xubiyeey Xubiyeey ii kaalay
Waan kuu xiisee ii kaalay
II kaalay ii kaalay
Hodaneey qalbiyeey ii kaalay
Waan kuu xiisee ii kaalay
II kaalay ii kaalay
My Love qalbiyeey ii kaalay
Hodaneey qalbiyeey ii kaalay.
Hees Nimca Dahir Alasow
Daawo Fanaaniinta ugu caansan Somalia iyo heesaha hirgelay ee keydka Radio Muqdisho laga soo xulay 30 ka mida,sida Samatar,Kuluc iyo Saado.
Erayadda: Abdullahi Nayruus.
Laxanka: Dahir Alasow
Music: Xasan Cujeeri
Heestaan waxaa loo qaaday Saxaafiyadda Eglan Saleh, waxaa erayadda sameeyay Abwaan Abdullahi Nayruus,waxaa laxameeyay Dahir Alasow,waxaana Muusiga u tumay Yusuf Subxaanyo.
Heestaan waxaa la yiraa Maxaa laba is jeceloo, Isha Milicsigoodiyo, Muxubadda ku doogsadda , Music By Xasan Cujeeri, Erayadda iyo Laxanka Dahir Alasow.
Cirkoo hoorayoo nareed ciida dhigay,Caad iyo Miroon
SEDBAAD II TAHIYO,SABI AAN DHALOO
HADAAN SOOWDKAAGA MAQAL
SAANI UMA HURDOO
ILAA SUBAXI BAAN ,SOO JEED KU TUSBIIXSADAAYOO
ANIGU WAAN SABAALAYAA.
SAMOOW ISKAAYBIIGIYO,SAHLANE VIBER IGALA HADAL,
SEE TAHAYDU WAA WACAN TAHEE.
DAADIROOW SAANI IILA HADAL.
Fanaanka Cabdullahi Weheliye ayaa hees cajiiba soo saaray daqiiqado ka hor,heestaan waxaa tumay Ustaad Mohamed Karaama oo la moodo inuu ku raaxeeystay tumista muusikada macaan ee xasuusta dib u celisay.
Heestaan oo laga sameeyay qiso runa oo South Africa ka dhacday,waxaa sameeyay Wiil da-yar oo lagu magacaabo Axmed Saciid,waxaana laxanka saaray Dahir Alasow
Caweyska Cunaabi Tv waxaan ku soo qaadaneynaa hees Wadaniya oo ay qaadeeyso Caasha Karaama Siidi ,waxaana heestaan qaadi jiray Awoowgeed Qaasim Hilowle Gaasi.