Daawo hees gabadhii loo qaaday isi soo dhiibtay

0
Thursday November 07, 2013 - 02:52:42 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 5173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo hees gabadhii loo qaaday isi soo dhiibtay

    Erayadaan waxaa sameeyay Abwaan Khaliif Farax Xayir?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Erayadaan waxaa sameeyay Abwaan Khaliif Farax Xayir?
Waa hees laga sameeyay qiso dhaba oo gabadhii la caashaqay markii ay run u qaadan weyday sheekada loo heesay.
Suleekhada heestaan quruxda badan loo sameeyay waxay ku doodi jirtay inay sheekadu kaftan tahay laakiin wiilbaa u dhiman gaaray jaceylkeeda.
Gabadhaan lagu magacaabo Kaltuun waxay sedex sano soo jeesan weysay markii muuqaalka heestaan soo baxay ayey isi soo dhiibtay iyadoo ilmada dhabana qooyeen.
Mahadi haka gaadho abwaanka sameeyay heestaan Khaliif Farax Xayir iyo Fanaanka codkiisa aan laga xiisaha dhicin ee Xasan Bile Dhimbil oo loo yaqaan Xasan Wado


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip