Daawo hees laga sameeyay qiso ka dhacday Bosaso oo fanaanadii qaaday u qaraxday

0
Sunday November 10, 2013 - 05:25:02 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 5498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo hees laga sameeyay qiso ka dhacday Bosaso oo fanaanadii qaaday u qaraxday

    Fanaanada Tufaax Darajo oo aan heesaheeda taageero badan hore u laheyn ayaa hees laga sameeyay qiso ka dhacday Bosaaso si qatara ugu soo baxday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanada Tufaax Darajo oo aan heesaheeda taageero badan hore u laheyn ayaa hees laga sameeyay qiso ka dhacday Bosaaso si qatara ugu soo baxday.
Heestaan erayadeeda,laxankeeda ,muusikada iyo qaabka ay fanaanada u jishay waxay gashay kaalin cajiiba oo aad u macaan. Daawashada heestaan lagama xiiso dhacayo laakiin nasiibdaro nooma suurtagelin inaan helno cidda sameeysay heestaan cajiibkaa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip