Fanaanad si dahsoon ugu heestay Qaybdiid

7
Monday September 09, 2013 - 23:15:28 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 6015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanad si dahsoon ugu heestay Qaybdiid

    Fanaanad reer Hargeysa ah oo lagu magacaabo Hodan Abdillahi ayaa soo saartay hees ay ugu magacdartay Qeybdiid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanad reer Hargeysa ah oo lagu magacaabo Hodan Abdillahi ayaa soo saartay hees ay ugu magacdartay Qeybdiid.
Fanaanada waxay heesteeda kula hadashay nin ay jeceshahay laakiin waxay ku tiri "Sida dagaal ooge Qaybdiid lama noqdee ma iga aqbaleysaa jaceylka"
Waa markii ugu horeeysay taariikhda ee Fanaan ama Abwaan ka soo jeeda Somaliland ka maago madax adeega iyo macangagnimada Qeybdiid -kadibna ka dhigto halqabsi ama hoga tusaaleen liidata.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip