Faallooyin

Hits: 7489
Friday May 03, 2019 - 00:33:13
Cunaabi.net - In the 1970s and 80s Mogadishu's airwaves were filled with Somali funk, disco, soul and reggae. Musicians rocking afros and bell-bottom trousers would perform at the city's trendiest nightclubs during the height of the country's golden era of music. But it was short-lived: a brutal civil war began, musicians fled to all corners of the world and the vibrant music scene came to an end.
Hits: 5668
Tuesday July 24, 2018 - 06:40:31
CUNAABI.NET - Leyla saddex sano ayay Maana-Faay ka weyn tahay. Dugsigana waxay uga horraysey laba sano. Markii Maana dugsiga dhexe ka baxday, bay Leylana dugsiga kalkaaliyayaasha caafimaadka ka baxday, kaaliye takhtarna shaqo ku bilowday. Waxay is jeclaadeen Ciise Dheere oo afar sano ka weyn, ahna farsama-yaqaan ka shaqeeya Mashruuca Sahminta Hawada.
Hits: 6081
Tuesday July 24, 2018 - 03:25:53
Live Music - Kiin Jamac-qaali ladan,Barliin Bareemiya,Rasmi reys,Khadar keyow,Xasan Gantaal
Hits: 24410
Monday June 11, 2018 - 23:09:22
Khadra Silimo oo hees cataawa soo saartay iyo Mursal iyo Hodan oo Jaceyl isu jiibiyay.
Hits: 10208
Monday June 11, 2018 - 21:32:43
Maxaa kala qabsaday Qaali Ladan iyo nin booto badan
Hits: 9506
Sunday June 10, 2018 - 10:12:25
Fanaan Axmed Biif oo Xaramka ku dhex ooyay iyo dhaar uu maray
Hits: 11875
Sunday June 10, 2018 - 04:49:56
Nin Nasiibkiisa noqday Naag dhega la iyo mid dhiig kar qabta oo afka furtay
Hits: 8910
Friday June 01, 2018 - 02:22:03
Daawo sheekadii ugu qosolka badneed Faarax Murtiile iyo Fadumiini oo Maqaayadii isku qabsaday
Hits: 16743
Tuesday May 29, 2018 - 06:49:29
Adigoo Gabar Ah Ma Bikro Jabi Kartaa By Dr.Cadceed
Hits: 5774
Monday May 28, 2018 - 19:56:07
Cunaabi.net - Qalinleeyda iyo dhamaan bulshada radiyadka ayaana ku qanacsaneeyn Hoggaaminta aan fikirka soomaalinimada iyo danta guud ku jaan go'neeyn ee madaxweeyne farmaajo.
Hits: 12183
Sunday May 27, 2018 - 01:42:48
Cabdi ileey ayaa xukmiyay in Cibaado ka fiican Live aysan jirin
Hits: 11738
Saturday May 26, 2018 - 00:41:03
Daawo Wariyaha weyn Fanaan Boqorka bartamaha oo afka furtay kadib markii heestiisii uu ka xaday Iidle Yare
Hits: 11081
Friday May 25, 2018 - 22:12:48
Sheekadaan ay jilayaan ilkacase iyo Cali Hiiraan waxeey noqotay sheekadda ugu xiisaha badan majaajiladda taariikhda Somalia ee laba aktar soo bandhigaan. Sheekadaan waxaa soo xigi kara sheekadii Jeyte iyo ilkacase.
Hits: 3441
Friday May 25, 2018 - 10:37:22
Cunaabi.net - Maana-Faay ma ahayn gabdhaha habeenkii raysta. In kastoo aan loo ilaalin jirin sidii walaasheed Iisha, haddana dabeecaddeeduba ma ahayn gabdhaha bixbixidda jecel. Aabbaheed Xaaji Muumin, kama shallaayin makhabiyanimadii uu ka daayey iyo waxbarashadii uu u oggolaaday.
Hits: 6077
Friday May 25, 2018 - 10:22:11
Cunaabi.net - Bal isu fiiri saaka iyo subaxdii iyadoo sida dheemanta u hillaacaysa ay taagnayd Shaneema Xamar horteeda. Subaxdaasi taariikhda Maana-Faay meel weyn bay ka gashay. Intay ifka saaran tahayna maskaxdeeda ka go'i mayso.
Hits: 5169
Tuesday April 17, 2018 - 10:10:20
Cunaabi.net - Cumar Seerbiya oo la sawiran Abwaan Barre Maxamed Fiidow "Leento"
Hits: 3500
Monday March 26, 2018 - 08:41:02
Saw adiga maahaa? Xaliimo Maxamed Muuse Muraan ( Milaano) waxay ku kortay Muqdisho oo ay la noolayd Aayadeed (Edadeed) ka dibna Jowhar ayey u wareegtay oo aabaheed deganaa kana shaqayn jiray goob caafimaad.
Hits: 6856
Tuesday February 13, 2018 - 09:12:31
Iyadoon qofna salaamin, hareerahana eegin, bay qolkeedii halhaleel ugu gudubtay. Sariirtay isku halgaadday. Buugaagtii ay sidatayna koomadiinka dushiisay naxariis la'aan ku tuurtay. Qaar baa dhulka ku daatay. Waligoodba ha daateen. Yaa u jixinjixaya! Yaa aruursanaaya! Addimadeedii baabay aruurin kari la'dahay. Waa taas labadeedii lugood mid sariirta ku dul xoortay, iyadoo kabteedii wadata. Tii kale oo kabtii iskeed uga dhacdayna waxay ka lulataa sariirta qarkeeda. Bowdada waxaa ceego adag uga haya surweelka kaakiga ah ee dugsiga. Waligiisba ha uga hayo! Yaa ka fujinaaya! Yaaba ka xanuunsanaya!
Hits: 6047
Thursday January 18, 2018 - 20:06:46
Cunaabi.net - Canada-based Somalian singer Khadija Abdullahi Daleys died on Monday after a short illness. She was 82.
Hits: 2395
Wednesday January 17, 2018 - 17:17:52
Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii waynayd Khadiija Cabdullaahi Dalays.