Heesta cusub ee ay soo wada saareen Zakariye Kobciye, Najma Nashaad iyo Sharma Boy ayaa soo baxday
Cunaabi.net - In the 1970s and 80s Mogadishu's airwaves were filled with Somali funk, disco, soul and reggae. Musicians rocking afros and bell-bottom trousers would perform at the city's trendiest nightclubs during the height of the country's golden era of music. But it was short-lived: a brutal civil war began, musicians fled to all corners of the world and the vibrant music scene came to an end.
CUNAABI.NET - Leyla saddex sano ayay Maana-Faay ka weyn tahay. Dugsigana waxay uga horraysey laba sano. Markii Maana dugsiga dhexe ka baxday, bay Leylana dugsiga kalkaaliyayaasha caafimaadka ka baxday, kaaliye takhtarna shaqo ku bilowday. Waxay is jeclaadeen Ciise Dheere oo afar sano ka weyn, ahna farsama-yaqaan ka shaqeeya Mashruuca Sahminta Hawada.
Live Music - Kiin Jamac-qaali ladan,Barliin Bareemiya,Rasmi reys,Khadar keyow,Xasan Gantaal
Waa yahay
Khadra Silimo oo hees cataawa soo saartay iyo Mursal iyo Hodan oo Jaceyl isu jiibiyay.
Maxaa kala qabsaday Qaali Ladan iyo nin booto badan
Fanaan Axmed Biif oo Xaramka ku dhex ooyay iyo dhaar uu maray
Nin Nasiibkiisa noqday Naag dhega la iyo mid dhiig kar qabta oo afka furtay
Daawo sheekadii ugu qosolka badneed Faarax Murtiile iyo Fadumiini oo Maqaayadii isku qabsaday
Adigoo Gabar Ah Ma Bikro Jabi Kartaa By Dr.Cadceed
Cunaabi.net - Qalinleeyda iyo dhamaan bulshada radiyadka ayaana ku qanacsaneeyn Hoggaaminta aan fikirka soomaalinimada iyo danta guud ku jaan go'neeyn ee madaxweeyne farmaajo.
Daawo Cabdi iley oo si xun loo bahdilay - Jeneralkii Tigreega oo 4 maalmood u qabtay iyo tolaaydiisa
Cabdi ileey ayaa xukmiyay in Cibaado ka fiican Live aysan jirin
Daawo Wariyaha weyn Fanaan Boqorka bartamaha oo afka furtay kadib markii heestiisii uu ka xaday Iidle Yare
Sheekadaan ay jilayaan ilkacase iyo Cali Hiiraan waxeey noqotay sheekadda ugu xiisaha badan majaajiladda taariikhda Somalia ee laba aktar soo bandhigaan.
Sheekadaan waxaa soo xigi kara sheekadii Jeyte iyo ilkacase.
Cunaabi.net - Maana-Faay ma ahayn gabdhaha habeenkii raysta. In kastoo aan loo ilaalin jirin sidii walaasheed Iisha, haddana dabeecaddeeduba ma ahayn gabdhaha bixbixidda jecel. Aabbaheed Xaaji Muumin, kama shallaayin makhabiyanimadii uu ka daayey iyo waxbarashadii uu u oggolaaday.
Cunaabi.net - Bal isu fiiri saaka iyo subaxdii iyadoo sida dheemanta u hillaacaysa ay taagnayd Shaneema Xamar horteeda. Subaxdaasi taariikhda Maana-Faay meel weyn bay ka gashay. Intay ifka saaran tahayna maskaxdeeda ka go'i mayso.
Cunaabi.net - Cumar Seerbiya oo la sawiran Abwaan Barre Maxamed Fiidow "Leento"
Saw adiga maahaa?
Xaliimo Maxamed Muuse Muraan ( Milaano) waxay ku kortay Muqdisho oo ay la noolayd Aayadeed (Edadeed) ka dibna Jowhar ayey u wareegtay oo aabaheed deganaa kana shaqayn jiray goob caafimaad.
Iyadoon qofna salaamin, hareerahana eegin, bay qolkeedii halhaleel ugu gudubtay. Sariirtay isku halgaadday. Buugaagtii ay sidatayna koomadiinka dushiisay naxariis la'aan ku tuurtay. Qaar baa dhulka ku daatay. Waligoodba ha daateen. Yaa u jixinjixaya! Yaa aruursanaaya! Addimadeedii baabay aruurin kari la'dahay. Waa taas labadeedii lugood mid sariirta ku dul xoortay, iyadoo kabteedii wadata. Tii kale oo kabtii iskeed uga dhacdayna waxay ka lulataa sariirta qarkeeda. Bowdada waxaa ceego adag uga haya surweelka kaakiga ah ee dugsiga. Waligiisba ha uga hayo! Yaa ka fujinaaya! Yaaba ka xanuunsanaya!