
Daawo Dagaalkii Muuse Biixi iyo Cabdi Casiis Samaale oo cirka isku shareeray
Madaxweyne Siilaanyo oo qoorta isku geliyay Siyaasiyiinta beesha Sacad Muuse ee Xisbiga Kulmiye,waxaana laba lixaadsaday dagaal siyaasadeed u dhaxeeya Cabdi Casiis Samaale iyo Muuse Biixi. Muuse Biixi iyo Cabdi Casiis Samaale oo isku heysta xilka Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye wuxuu dagaalkooda wajahay inay heeso isku laalaan.
Labada hees markii la dhuuxo laxan ahaan waxaa shidan oo macaan heesta Samaale loo qaaday laakiin tan Muuse Biixi iyadana waxaa saaran music culus oo si fiican loo tumay.
Labadaan hees waxaa lagu kala amaanayaa Samaale iyo Biixi hadaba daawasho wacan.
Daawo Dagaalkii Muuse Biixi iyo Cabdi Casiis Samaale oo cirka isku shareeray
Madaxweyne Siilaanyo oo qoorta isku geliyay Siyaasiyiinta beesha Sacad Muuse ee Xisbiga Kulmiye,waxaana laba lixaadsaday dagaal siyaasadeed u dhaxeeya Cabdi Casiis Samaale iyo Muuse Biixi.