Dowladda Farmaajo oo aan dalkeeda hooyo ku aasan Fanaanadii Qaran Daleys Cabdullahi

0
Wednesday January 17, 2018 - 17:17:52 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 2130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Farmaajo oo aan dalkeeda hooyo ku aasan Fanaanadii Qaran Daleys Cabdullahi

    Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii waynayd Khadiija Cabdullaahi Dalays.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii waynayd Khadiija Cabdullaahi Dalays.

Fanaanada geeriyootay ayaa qaar ka mid ah eheladeeda waxa ay sheegeen muddooyinkii dambe inay xanuunsaneyd, ugu dambeyna xanuunkii u geeriyootay.

Khadiija Daleys, ayaa waxa ay aheyd qof da’ ah oo ku nool dalka Canada sanadihii dambe.

Heesaha ay qaaday ee sida wayn loogu xusuusto Fanaanada, waxaa ka mid ah.

Muruqiina maalo

dhulka miro ku beera

Macdanta, dahabka

Muujiya wanaagaay

Fanaaniinta Somaliyed ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Khadiija Daleys oo haldoorka Fanka Somaliyed ka mid aheyd.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip