Abwaanka weyn Barre Fiido Leenta oo Muqdisho ku laabtay 20 sano kadib - Wariye Cumar Seerbiya

0
Tuesday April 17, 2018 - 10:10:20 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 4323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Abwaanka weyn Barre Fiido Leenta oo Muqdisho ku laabtay 20 sano kadib - Wariye Cumar Seerbiya

    Cunaabi.net - Cumar Seerbiya oo la sawiran Abwaan Barre Maxamed Fiidow "Leento"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cunaabi.net - Cumar Seerbiya oo la sawiran Abwaan Barre Maxamed Fiidow "Leento"
Abwaan Barre oo ah nin sidoo kale tuma dhammaan qaybaha muusikada oo uu cilmi ahaan u bartay wuxuu noqday Abwaankii kooxdii Halgan ka dibna wuxuu ka mid noqday Waaberi
heeso badan oo caan ah ayuu sameeyey oo aynu ka soo qaadan karno markaan da'da jiray 15 oo Xasan Aadan qaday
Allahayoow maxaa iga qabsaday waan qarsanaaye mooyee amaba Jiririco oo markii koobaad Xaliimo Codweyn qaaday ka dibna Axmed Naaji ayaa qaaday

sidoo kale marka in tiro yar laga reebo dhammaan heesaha ay Xabiibo Xasan Tooxow qaado 
oo anigu aan ugu jecelahay afartan
1 Uurkiyo qalbiga haddii aanad ku ool
2 asaaskii dunida iyo Anagu dumar baanu nahay
3 naftaydu nafbay rabtaa
4 Kaskacad.
sidoo kale labadii riwaayadood
ee ka joog adiga maahee iyo Beeneey raadkaa raacdo kugu maqan ayaan si kooban uga sii sheegi karaa riwaayadihiisa
waxaana ka.mid ahaa dadkii dhigaayey Shankaroon Axmed Sagal Axmed Ishaar iyo Saafi Ducaale


Abwaan Barre oo dhawaan ka soo laabtay Denmark ayaa Xamar ugu waramay Barnaamijka #MurtiIyoMaaweelo
la soco waraysiga oo dhan insha Allah


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip