Music Videos

Music Videos The Cunaabi.com website was created in 2010 as a place for music fans to indulge their passion. Whether you're visiting Cunaabi.com to look up an out-of-print recording, to get our take on a new release, or simply to explore the world of music and see where it may lead, you've come to the right spot. Cunaabi.com is your online destination for all Somalia news resources and a winning newscast. Stay current with daily news updates in English, entertainment, business, politics and our main objective of humanitarian reporting!
Recently added under this category
Hits: 25559
Sunday December 10, 2017 - 00:47:02
Sawiro iyo muuqaalo horleh ayaa la helay kuwaas oo muujinaya Xaaska Dayax Dabalule iyo Fanaan Bile Sky oo waqti wada qaadanaa
Hits: 5518
Saturday December 09, 2017 - 23:13:25
Fanaan Khadar keyow ayaa soo saaray hees qabsatay masraxa bulshadda oo loo sameeyay qaab ka duwan habka Somalida heesaha u sameeystaan.
Hits: 21922
Saturday December 09, 2017 - 14:35:56
Daawo Muuqaalkii Muraala dilaaca ku riday Dayax Dabalule kadib markii la helay Naagtiisa oo hees la jileeysa ninkeedii 6aad
Hits: 18478
Friday December 08, 2017 - 02:40:05
Daawo Fanaanka Mursal Faladagan oo English ku heesaya iskana nacay Somaliga laakiin bal English-kiisa waa sidee ?
Hits: 4048
Thursday December 07, 2017 - 22:29:06
Daawo Fanaanka weyn Daud Xanfar iyo kooxdiisa Waaberi ayaa hees ku garbaashay Madaxweynaha Puntland . Heesta ayaa ka hadashay boobka Emirate-ka ee lagula wareegay Dekadda Boosaaso.
Hits: 4261
Thursday December 07, 2017 - 19:48:49
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa arbacadi shalay ku dhawaaqay in Mareykanka uu si rasmi ah ugu aqoonsaday magaalada Qudus in ay tahay caasimada Israel. Trump wuxuu sheegay in dowladdiisu ay billaabayso qorshaha ay safaaradda Mareykanka ee Tel Aviv ugu rareyso magaalada Qudus. Tallaabadan ayaa caro iyo qeylop dhaan ka dhalisay dunida Muslimka iyo guud ahaan caalamka.
Hits: 96
Wednesday December 06, 2017 - 07:32:30
Eglan Show Wacdarihii Fanaaniinta Muqdisho Part 1
Hits: 93
Tuesday December 05, 2017 - 03:00:29
Fanaanadda Sacdiyo Siman oo soo saartay hees Shidan
Hits: 2714
Sunday November 04, 2012 - 03:42:21
Fanaanka Faysal Hanad iyo heestiisa Qaali Ladan
Hits: 523
Sunday November 04, 2012 - 03:32:46
Fanaanka Faysal Mohamed Mantaan heestiisa laga daba dhacay ee Hayaan
Hits: 379
Thursday January 13, 2011 - 03:56:07
Daawo Video Fanaanadda Saado Cunaabi iyo Socdaalkeedii dalka Holland. Jaaliyadda Somalida Holland ayaa uga hortagtay garoonka Schipol. Saado waxay Ubax gudoonsiisay Wariye Dahir Alasow
Hits: 935
Saturday December 04, 2010 - 00:18:12
Heesta Cunaabi oo Live ay Saado Cali ugu qaaday Sweden Stockholm
Hits: 1785
Saturday December 04, 2010 - 00:14:33
Kooshin Nuudi iyo Farxiya
Hits: 292
Tuesday November 16, 2010 - 22:18:30
Waa heeskii DAL QUDHA ee Saado Cali Warsame