Music Videos

Music Videos The Cunaabi.com website was created in 2010 as a place for music fans to indulge their passion. Whether you're visiting Cunaabi.com to look up an out-of-print recording, to get our take on a new release, or simply to explore the world of music and see where it may lead, you've come to the right spot. Cunaabi.com is your online destination for all Somalia news resources and a winning newscast. Stay current with daily news updates in English, entertainment, business, politics and our main objective of humanitarian reporting!
Recently added under this category
Hits: 1096
Wednesday July 25, 2018 - 20:37:28
DAAWO Heesta Dalxiis ee lagu amaanay quruxda goboladda Somalia - Al Fanaan Liiban Jigjiga
Hits: 4674
Tuesday July 24, 2018 - 03:28:52
Live Music - Kiin Jamac-qaali ladan,Barliin Bareemiya,Rasmi reys,Khadar keyow,Xasan Gantaal
Hits: 10714
Monday July 23, 2018 - 00:12:57
Daawo Dahir Alasow iyo heestiisii ugu horeeysay
Hits: 5551
Saturday July 21, 2018 - 19:26:55
Daawo quruxda Saxophone "Heesta i hano " by Mohamed Alto
Hits: 8521
Monday July 16, 2018 - 03:30:49
Daawo heestii Alamdheh sida loo soo jilay
Hits: 7479
Thursday July 12, 2018 - 01:07:36
Daawo gabadh Midabkeeda quruxda badan ee Maariinka iska dhaqin oo heestii Beerkaan u seexdaa si qurux badan u soo qaaday
Hits: 7495
Monday July 09, 2018 - 09:30:42
Daawo xulka heesaha ugu shidan sanadka 2018 iyo Fanaaniinta qaaday
Hits: 5264
Wednesday July 04, 2018 - 21:14:37
HEES DHAANTO. Kii ku dhiibay baan dhib yaraan hurdine Qalbidhagax dhashii boqorkoow Soo dhawaaw
Hits: 5498
Monday July 02, 2018 - 03:58:30
Daawo "Hooyadii loo waday Isbitaalka ee Zoope ku dhashay wiilkeeda magacee loo bixinaa? mase ku dhashay Xoriyad maadama Isbitaalkii loo diiday?
Hits: 9392
Monday July 02, 2018 - 03:38:49
Maskaxda bani'aadamka waa aalad ka howl gasha in qofku uu meelo kala duwan wax ka eego, taas oo aan ula jeedo, inuu wax badan arko, wax badan maqlo, wax badan aqriyo, xitaa hadii uusan dhalan xilligaas waa inay taariikhdu barto. Waxan taas ula jeedaa maanta waa 1-da Luulyo, waana maalintii xornimada aan helnay, wadooyinka magalada Muqdishana wax #calamo ah nooma muuqdaan. Madaxda dowlada igu sawir qiimaha maanta ay ku fadhido war uma hayaan miyaa? Mise maba oga? Mise waa sax oo Itoobiya ayaan ku darsoonay? Waxaa taas kaaga sii daran wasaqda buuxda wadooyinka magalada Muqdisho ee tolow canshurtooda ma xafladaha uun baa lagu bixiyaa? Mise reer Muqdisho ayaa ah reero wasaqeed?
Hits: 8912
Saturday June 30, 2018 - 10:23:55
Daawo Sacdiyo Siman oo hees isku amaantay "AMAANI AFKAAGA KAAGAMA HOREEYSO"
Hits: 2625
Thursday June 28, 2018 - 10:14:47
Daawo Fanaanka weyn Xasan Wado oo heestiisii Hilaaca Roobka si cajiiba u soo qaaday taas oo ka dhigan dhalinyaradii horey u qaadayoow quusta
Hits: 7736
Wednesday June 27, 2018 - 03:30:22
KHADAR KEYOW HEESTII CADALE XUSUUSTII AXMED ROOBE OFFICIAL VIDEO
Hits: 7221
Friday June 22, 2018 - 17:10:26
Fanaanadda Barliin Baremiya . Daawo Xidigta xilkii kala wareegtay Fanaaniintii Xamar iyo heesta qabsatay dhegaha bulshadda ee Tiigsi
Hits: 26557
Thursday June 21, 2018 - 03:25:00
Daawo Fanaanad kuunto kuusan leh oo Masraxa lagu biishay iyo laba ka mida Ciyaalka xaafadda oo ka wabxay
Hits: 6705
Tuesday June 19, 2018 - 09:18:27
Hees Dahir Alasow u xulay Farmaajo Jaajuus
Hits: 6834
Wednesday May 23, 2018 - 06:22:38
Daawo Nin Saaxiibkiis oo Sooman Aadaan beena ku afuriyay laakiin kaftankiisii loo toogtay
Hits: 5344
Tuesday May 08, 2018 - 21:20:19
Daawo Queen tasha oo hees ku dabaalatay Badweynta Xamar
Hits: 18031
Saturday May 05, 2018 - 22:17:37
Daawo Dahir Alasow "Sababta uu afar Xaas u qabo iyo tan ugu xun"
Hits: 5945
Thursday May 03, 2018 - 21:49:02
Daawo boqoradda qoobka ciyaarka oo hees raaba Muqdisho ku duubtay