Heeso Cusub

Hits: 778
Monday May 17, 2021 - 13:19:40
Najma Nashaad iyo Sharma Boy
Hits: 8776
Saturday April 11, 2020 - 23:32:59
HEESTA HUBQAAD - FANAAN WASIIR MR HUBQAAD MOHAMED XAYIR MAAREEYE
Hits: 1274
Sunday April 05, 2020 - 02:25:22
Khadar Keyow hees cusub RAXMA - Qiso Jaceyl dhaba
Hits: 446
Sunday April 05, 2020 - 02:18:40
Fadumiina Hilowle hees dadkaan adi kuu jeclahay
Hits: 571
Sunday April 05, 2020 - 02:15:53
Fadumiina Hilowle hees cusub SAAN LEE RABBAA
Hits: 579
Tuesday September 17, 2019 - 04:04:19
Dayax dalnuurshe hees Lama iloowaan
Hits: 895
Tuesday September 17, 2019 - 03:43:00
Hees Iidle Yare , Cirkoo hoorayoo, xareed ciidda dhigay.
Hits: 5927
Wednesday October 31, 2018 - 04:48:51
Hees Janno. Fanaan: Dayax Dalnuurshe Erayo: Xamza Xadaari Laxan: Nabiil Bulle Music: Abdiweli Rasta Copyright: Cunaabi Music
Hits: 602
Thursday September 27, 2018 - 23:07:17
Author: Dahir Alasow, Cunaabi Music Music By: Hassan Cujeeri, Cunaabi Music Singer: Tufaax Darajo. Copyrighted: Cunaabi Music
Hits: 8989
Friday June 29, 2018 - 08:04:51
In Jaceylku halis yahay Hiirtaanyo kulul yahay Hoowl iyo dhib leeyahay Anigoo hoyaadoo Hooygeeyga joogoo Meelna leeyga heeyn baan Hurda seexan waayaa Markaasaan Ugaasooy Nafta kuu hibeeyaa Kol dhaw baad heleeysaa Kuugu hambalyeeyaa
Hits: 15013
Friday December 29, 2017 - 04:16:09
Hees ii kaalay —————— Mida qureen xaqdhowr iyo Xubigaba u qaadee Xerasan iyo Xeegiyo Xera geel ku ababtee Xudunteedi Borama Ku Xabaalan tahayeey Xubiyeey Xubiyeey ii kaalay Waan kuu xiisee ii kaalay II kaalay ii kaalay Hodaneey qalbiyeey ii kaalay Waan kuu xiisee ii kaalay II kaalay ii kaalay My Love qalbiyeey ii kaalay Hodaneey qalbiyeey ii kaalay.
Hits: 1434
Sunday December 24, 2017 - 07:26:30
Hees Nimca Dahir Alasow
Hits: 16929
Tuesday December 12, 2017 - 02:25:26
Daawo Fanaaniinta ugu caansan Somalia iyo heesaha hirgelay ee keydka Radio Muqdisho laga soo xulay 30 ka mida,sida Samatar,Kuluc iyo Saado.
Hits: 1840
Friday December 08, 2017 - 04:55:05
Erayadda: Abdullahi Nayruus. Laxanka: Dahir Alasow Music: Xasan Cujeeri
Hits: 737
Friday December 08, 2017 - 04:03:18
Heestaan waxaa loo qaaday Saxaafiyadda Eglan Saleh, waxaa erayadda sameeyay Abwaan Abdullahi Nayruus,waxaa laxameeyay Dahir Alasow,waxaana Muusiga u tumay Yusuf Subxaanyo.
Hits: 696
Friday December 08, 2017 - 03:54:20
Heestaan waxaa la yiraa Maxaa laba is jeceloo, Isha Milicsigoodiyo, Muxubadda ku doogsadda , Music By Xasan Cujeeri, Erayadda iyo Laxanka Dahir Alasow.
Hits: 1290
Sunday January 19, 2014 - 02:09:18
Cirkoo hoorayoo nareed ciida dhigay,Caad iyo Miroon
Hits: 1324
Sunday January 12, 2014 - 03:56:24
SEDBAAD II TAHIYO,SABI AAN DHALOO HADAAN SOOWDKAAGA MAQAL SAANI UMA HURDOO ILAA SUBAXI BAAN ,SOO JEED KU TUSBIIXSADAAYOO ANIGU WAAN SABAALAYAA. SAMOOW ISKAAYBIIGIYO,SAHLANE VIBER IGALA HADAL, SEE TAHAYDU WAA WACAN TAHEE. DAADIROOW SAANI IILA HADAL.
Hits: 4191
Thursday November 28, 2013 - 02:39:31
Fanaanka Cabdullahi Weheliye ayaa hees cajiiba soo saaray daqiiqado ka hor,heestaan waxaa tumay Ustaad Mohamed Karaama oo la moodo inuu ku raaxeeystay tumista muusikada macaan ee xasuusta dib u celisay. Heestaan oo laga sameeyay qiso runa oo South Africa ka dhacday,waxaa sameeyay Wiil da-yar oo lagu magacaabo Axmed Saciid,waxaana laxanka saaray Dahir Alasow
Hits: 3785
Tuesday November 12, 2013 - 20:56:23
Caweyska Cunaabi Tv waxaan ku soo qaadaneynaa hees Wadaniya oo ay qaadeeyso Caasha Karaama Siidi ,waxaana heestaan qaadi jiray Awoowgeed Qaasim Hilowle Gaasi.