Najma Nashaad iyo Sharma Boy
Erayadda: Abdullahi Nayruus.
Laxanka: Dahir Alasow
Music: Xasan Cujeeri
Aroortii markaan kacaa
Anoon afka saarin oon
Waxaan aragaaga raadsho
ileen urugadda Jaceyliyo
ilmadda iga daadaneyso
Addigu iimaad ogeeyn
Heestaan waxaa la yiraa Maxaa laba is jeceloo, Isha Milicsigoodiyo, Muxubadda ku doogsadda , Music By Xasan Cujeeri, Erayadda iyo Laxanka Dahir Alasow.




