Music

Hits: 9406
Saturday April 11, 2020 - 23:32:59
HEESTA HUBQAAD - FANAAN WASIIR MR HUBQAAD MOHAMED XAYIR MAAREEYE
Hits: 1554
Sunday April 05, 2020 - 02:25:22
Khadar Keyow hees cusub RAXMA - Qiso Jaceyl dhaba
Hits: 670
Sunday April 05, 2020 - 02:18:40
Fadumiina Hilowle hees dadkaan adi kuu jeclahay
Hits: 760
Sunday April 05, 2020 - 02:15:53
Fadumiina Hilowle hees cusub SAAN LEE RABBAA
Hits: 867
Tuesday September 17, 2019 - 04:04:19
Dayax dalnuurshe hees Lama iloowaan
Hits: 1177
Tuesday September 17, 2019 - 03:43:00
Hees Iidle Yare , Cirkoo hoorayoo, xareed ciidda dhigay.
Hits: 5064
Saturday November 10, 2018 - 03:46:26
Heeso kaban Magool ah
Hits: 6347
Wednesday October 31, 2018 - 04:48:51
Hees Janno. Fanaan: Dayax Dalnuurshe Erayo: Xamza Xadaari Laxan: Nabiil Bulle Music: Abdiweli Rasta Copyright: Cunaabi Music
Hits: 833
Thursday September 27, 2018 - 23:07:17
Author: Dahir Alasow, Cunaabi Music Music By: Hassan Cujeeri, Cunaabi Music Singer: Tufaax Darajo. Copyrighted: Cunaabi Music
Hits: 9449
Friday June 29, 2018 - 08:04:51
In Jaceylku halis yahay Hiirtaanyo kulul yahay Hoowl iyo dhib leeyahay Anigoo hoyaadoo Hooygeeyga joogoo Meelna leeyga heeyn baan Hurda seexan waayaa Markaasaan Ugaasooy Nafta kuu hibeeyaa Kol dhaw baad heleeysaa Kuugu hambalyeeyaa
Hits: 8070
Tuesday June 12, 2018 - 22:54:07
Tiigsigii hankeeygiyo Taladeeydi nololeed Qalbigeeygi tegayoo Tiigsaday halkuu rabay ——— Talaashayoo nafteeydii Jaceyl iga tan weyn baa Igu soo tarmaayee ? —— Tubta toosan rabiyoow Jaceylkeena taabsii Taah iyo xanuun la'i Addigaan ku tuugee ——————————— Tashigii nafteeydiyo Taban taabadii Guur Rajadeeydi toostoo Tiigsaday halkaan rabay —————————— Taageertaye allahayoow Tamashleeynta wacaniyo Quruxdiyo tusaalaha.
Hits: 15141
Friday December 29, 2017 - 04:16:09
Hees ii kaalay —————— Mida qureen xaqdhowr iyo Xubigaba u qaadee Xerasan iyo Xeegiyo Xera geel ku ababtee Xudunteedi Borama Ku Xabaalan tahayeey Xubiyeey Xubiyeey ii kaalay Waan kuu xiisee ii kaalay II kaalay ii kaalay Hodaneey qalbiyeey ii kaalay Waan kuu xiisee ii kaalay II kaalay ii kaalay My Love qalbiyeey ii kaalay Hodaneey qalbiyeey ii kaalay.
Hits: 1577
Sunday December 24, 2017 - 07:26:30
Hees Nimca Dahir Alasow
Hits: 17360
Tuesday December 12, 2017 - 02:25:26
Daawo Fanaaniinta ugu caansan Somalia iyo heesaha hirgelay ee keydka Radio Muqdisho laga soo xulay 30 ka mida,sida Samatar,Kuluc iyo Saado.
Hits: 1986
Friday December 08, 2017 - 04:55:05
Erayadda: Abdullahi Nayruus. Laxanka: Dahir Alasow Music: Xasan Cujeeri
Hits: 799
Friday December 08, 2017 - 04:03:18
Heestaan waxaa loo qaaday Saxaafiyadda Eglan Saleh, waxaa erayadda sameeyay Abwaan Abdullahi Nayruus,waxaa laxameeyay Dahir Alasow,waxaana Muusiga u tumay Yusuf Subxaanyo.
Hits: 356
Friday December 08, 2017 - 03:58:39
Aroortii markaan kacaa Anoon afka saarin oon Waxaan aragaaga raadsho ileen urugadda Jaceyliyo ilmadda iga daadaneyso Addigu iimaad ogeeyn
Hits: 946
Friday December 08, 2017 - 03:54:20
Heestaan waxaa la yiraa Maxaa laba is jeceloo, Isha Milicsigoodiyo, Muxubadda ku doogsadda , Music By Xasan Cujeeri, Erayadda iyo Laxanka Dahir Alasow.
Hits: 1396
Sunday December 03, 2017 - 01:12:28
HADAAN JILAYAA JACEYL HADAAN JAWI CAASHAQ GALAY
Hits: 4190
Sunday December 03, 2017 - 01:01:50
Nafteeyda kumeey jeclaateen dartaada umeey jirooteen Macaan ma dhaheen had iyo jeer Wiilkaan kaligii jantaad tahay iyo Adaan ragga kugu jecelahayee.