SHUKRI SINDIKO | GARDARO IYO GAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
Qaraaxo 12-aad Fanaanadii kobta ula baxday kursi site si ay u garaacdo
Jaceylka Faladagan iyo Fartun Balbalarka oo Farxiya Fiska hees u qaaday
DAAWO Hees Dhulka Hooyo iyo quruxda dalka Daud Xanfar - habeen qurux badan
Ninkii qabay Nasteexo Indho ayaa lagu xiray Heathrow Airport kadib markii Naagtiisa dacweeysay.
Daawo Shiine Culay iyo Hani UK codadkii wada hadalkooda iyo wixii kala qabsaday
Fanaan Dayax Dalnuurshe oo score jibiyay - Dayax best collections
Daawo iidle Yare iyo Fanaanad cusub oo hees daadis iyo calaacal
Cunaabi.net - In the 1970s and 80s Mogadishu's airwaves were filled with Somali funk, disco, soul and reggae. Musicians rocking afros and bell-bottom trousers would perform at the city's trendiest nightclubs during the height of the country's golden era of music. But it was short-lived: a brutal civil war began, musicians fled to all corners of the world and the vibrant music scene came to an end.
Habib and Abdulkadir, two former band mates and best friends, lost touch after the war started, and neither knew if the other was alive. But both kept playing music.
Somali Night Fever tells the story of the people keeping Somali music alive, including these two friends, separated by war but united by the music of the golden era.
Hees Ubaxii Hobyo——
———————
Alif leyl wa leyl
Ifka kumaanan arag
Idiloo kale ,
Inan loo dhigee.
———
Waa ehelu kheyr
Ixtiraam gobbled
Lagu abaabiyoo
Ehel looga dhigayee
—————
Ubax weeye iffoo
Hobyo aan ka arkoo
Indhaheeygi arkaa
Ku ildoogsadayoo
Ma iloobi karee,
Ma iloobi karee
Ishcalaa quruxleey
—————
Inan la guursadoo
Aqal lala gallaa
Aqal lala galloo
OOri laga dhigtaa
Runtii waa iyadda
——————
Dhamaan unugyadiyo
Uurkiyo wadnaheey
Ku abuurantoo
Waan aaminee
——
Erayo iyo Laxan
Dahir Alasow
Music By Mohamed Karaama
Daawo Wardegdega -Xaliimo gobaad oo feer lagala daalay iyo shoowgeedii oo foowda ku dhamaaday Muqdisho
Daawo boqorada Maandeeq Nur Garaash oo wacdaro ka dhigtay shoowgeedii Muqdisho
DAAWO Suldaan Seerar oo gabadh reer Galmudug ah hees ku amaanay iyo goboladda dhamaan
DAAWO Khadar Keyow iyo Xaliimo gobaad oo soo duubay hees muuqaalkeeda Al-Shabaab ka careeysiisay iyo halista uga imaan karta ?
Daawo Dayax Dalnuurshe oo ka hadlay dagaalkii sababay inuu ka baaqdo Fashion-kii Nairobi ee lagu casuumay
Daawo Youtuber aan la aqoon oo heestii Khadar Keyow iyo Sacdiyo Siman ku helay iney daawadaan hal milyan iyo todobo boqol oo qof - "New score heesta Deeqsi"
Hees Yurub Geenyo Khadro silimo iyo Oday ku garaaceen Muse Biixi iyo Dhiigshiil
Fanaan caana oo hees ka dhigay gabaygii lagu xiray Abwaan Abees
Written By Dahir Alasow.
Composer: Daud Xanfar
Recording Video : Saami cadde Cunaabi Music.
Daawo hees qurux badan muuqaal Music Erayo Laxan iyo Jilitaan - ALLA QURUXSANAA OO QAABSANAA