Najma Nashaad iyo Sharma Boy
HEESTA HUBQAAD - FANAAN WASIIR MR HUBQAAD MOHAMED XAYIR MAAREEYE
Khadar Keyow hees cusub RAXMA - Qiso Jaceyl dhaba
Fadumiina Hilowle hees dadkaan adi kuu jeclahay
Fadumiina Hilowle hees cusub SAAN LEE RABBAA
Dayax dalnuurshe hees Lama iloowaan
Heeso kaban Magool ah
Hees Janno. Fanaan: Dayax Dalnuurshe Erayo: Xamza Xadaari Laxan: Nabiil Bulle Music: Abdiweli Rasta Copyright: Cunaabi Music
Author: Dahir Alasow, Cunaabi Music
Music By: Hassan Cujeeri, Cunaabi Music
Singer: Tufaax Darajo.
Copyrighted: Cunaabi Music
In Jaceylku halis yahay
Hiirtaanyo kulul yahay
Hoowl iyo dhib leeyahay
Anigoo hoyaadoo
Hooygeeyga joogoo
Meelna leeyga heeyn baan
Hurda seexan waayaa
Markaasaan Ugaasooy
Nafta kuu hibeeyaa
Kol dhaw baad heleeysaa
Kuugu hambalyeeyaa
Hees ii kaalay
——————
Mida qureen xaqdhowr iyo
Xubigaba u qaadee
Xerasan iyo Xeegiyo
Xera geel ku ababtee
Xudunteedi Borama
Ku Xabaalan tahayeey
Xubiyeey Xubiyeey ii kaalay
Waan kuu xiisee ii kaalay
II kaalay ii kaalay
Hodaneey qalbiyeey ii kaalay
Waan kuu xiisee ii kaalay
II kaalay ii kaalay
My Love qalbiyeey ii kaalay
Hodaneey qalbiyeey ii kaalay.
Hees Nimca Dahir Alasow
Daawo Fanaaniinta ugu caansan Somalia iyo heesaha hirgelay ee keydka Radio Muqdisho laga soo xulay 30 ka mida,sida Samatar,Kuluc iyo Saado.
Heestaan waxaa loo qaaday Saxaafiyadda Eglan Saleh, waxaa erayadda sameeyay Abwaan Abdullahi Nayruus,waxaa laxameeyay Dahir Alasow,waxaana Muusiga u tumay Yusuf Subxaanyo.
Hees Jufa,
Fanaan Iidle Yare.
Jiibinta Xasan Cagaaran,Jooqle iyo Xasan Cujeer.
Idhan Degaladiisii
Inaan wada dalxiisnoo
Kula dubtaa xasiidoo
Kuuna diiro aalaha
Dacalkaaga joogoon
Adi uun ku daawado
Waa duni Barwaaqee
Erayada Mowliid Muuse,
Laxan: Dahir Alasow
Heesta Maanta ee Radio Cunaabi waa ,Dumar lama Cadaadsho ,lagamana Caroodo ,Cidlana laguma tuuro,Cod naxariisliyo,Calool dabacsan baa lagu wadaa.
Hees: Ma ogtahay Galmudugeey
-----------
Fadumini Sheekh Hilowle,Cabdi Holland
Cabdi Khaaliq,Cabdiraxmaan Gaas
Aamina Dhool,Jihaan Jalaqsan
Erayo iyo Xiriirin Dahir Abdulle Alasow
Heestaan waxaa hore u qaadi jiray Sahra Axmed Jaamac,hadana waxaa soo cusbooneeysiiyay fanaanada da'da yar ee Fartuun Birimo
Hees: Guul Socod
Fanaan: Cabdi tahliil
Erayo: Cabdi tahliil
Laxan: Cabdi tahliil
Kooxda: Waaberi
Hees:Wadanigu ma seexdo
Fanaan: Saciid Mire Xeydar
Erayo: Cabdi Bashiir Indhobuur
Laxan: Cabdi Bashiir Indhobuur
Kooxda: Heegan