Daawo Fanaan Mursal Muuse o caay u dhiteeyay Somalida Midnimada Jecel iyo Dowladda Somalia

44
Thursday May 30, 2013 - 19:14:09 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 21307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Fanaan Mursal Muuse o caay u dhiteeyay Somalida Midnimada Jecel iyo Dowladda Somalia

    Fanaankii shacbiyada badnaa ee bilaha qura jiray ayaa durba haadaan iska tuuray,wuxuuna caay u dhiteeyay shacabka Soomaaliyeed ee Midnimada Jecel iyo Madaxda Dowladda Federalka Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaankii shacbiyada badnaa ee bilaha qura jiray ayaa durba haadaan iska tuuray,wuxuuna caay u dhiteeyay shacabka Soomaaliyeed ee Midnimada Jecel iyo Madaxda Dowladda Federalka Somalia. Markii uu heesta Caayda soo saaray Mursal Muuse waxaa barta facebook buux dhaafiyay caay loogu jawaabay isaga iyo islaantiisa Khadra Sinimow.
Dadka Fariimaha qoraya waxay dhambaaladooda ku sheegeen in Mursal Gabalkiisu dhacay maadama uu yahay nin naagta uu qabo ka amar qaato.
Qof ka mida qoyskiisa ayaa yiri " Mursal telefoonkiisa gacanta xitaa kama jawaabi karo ,waxaa qabta xaaska kadib unbeey fasaxdaa,sidaas darteed wiilka yar waa saqiiray"
Mursal Muuse oo hal hees ku soo caanbaxay waxaa imaan doonto maalin la weydiiyo heestaan MIYEEY MIIR BEEL ASQOOBEEN,MURAALA DILAAC MAQUUSTEEN.

Ugu dambeyn waxay shacabka Midnimada jecel leeyihiin Mursaloow xasuusnoow in Burco laguugu shiiday.
Mursaloow Xasuusnoow in dadkaagii lagu laayay Seemaal iyo Dila.
Mursaloow xasuusnoow inaad Fanaaniinta Soomaaliyeed uga taalid halka geela seeynta uga taal.
Mursaloow Ogsoonow in maanta beeshaad ka dhalatay ee Samaroon xitaa sanka kaa qabsatay.
Mursaloow Hargeysa u hees ,walaahi inaan shacabka Midnimada jecel maanta kadib dhageysan doonin hees aad qaado,waxaadna la weel tahay Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro.
Bulshada Midnimada jecelna waxaa la farayaa inay meeshii ay hees Mursal ku arkaan burburiyaan,oo qofkii dhageystana nacladaan.
Hadii Mursal Muuse qurbaha tagana waa in sidii Cabdi Khasaaro Holland loogu jiiday loogu jiid jiido wadooyinka.
Somalia Somali baa leh.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip