Daawo Saado Cali oo ku heestay Kaligii taliyaha Jibouti

2
Wednesday April 17, 2013 - 10:14:10 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 6944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Saado Cali oo ku heestay Kaligii taliyaha Jibouti

    Xildhibaanada Saado Cali Warsame ayaa markii ugu horeeysay hees ku garbaashtay Kaligii Taliyaha Jibouti Ismail Omar Geelle. Fanaanada ayaa lagu tilmaamaa afku leeble cidii ay ku heestaahi galbato

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Saado Cali Warsame ayaa markii ugu horeeysay hees ku garbaashtay Kaligii Taliyaha Jibouti Ismail Omar Geelle. Fanaanada ayaa lagu tilmaamaa afku leeble cidii ay ku heestaahi galbato Fanaanada Saado Cali Warsame ayaa soo saartay hees loogu magacdaray KAJOOG oo ay kula hadashay Madaxweynaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle.
Heestaan oo la mida heestii Saado Cali u qaaday Madaxweynahii Kacaankii 21 sano allaha u naxariistee Mohamed Siyaad Barre waxay Madaxweyne Geelle la meel dhigtay naxariislaabahii Hitler ee xukun ku raadshay hogaaminta dunida


Hubaal Ismaaciil Cumar Geelle waa kaligii taliye dhibaato ku haya Shacabka Jibouti

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip