Fartuun Birimo iyo Zurich Swisserland

7
Friday February 25, 2011 - 09:24:13 in Events and Concerts by Super Admin
  • Visits: 13909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fartuun Birimo iyo Zurich Swisserland

    Fanaanadda Codka Macaan ee Fartuun Birimo ayaa bandhig faneed si weyn loo wada sugayo waxay ka dhigeysaa Magaalada Zurich ee Dalka Swisserland. Fanaanadda Fartuun Birimo sanadkaan cusub waxay geleeyso socdaalkii ugu dheeraa nolosheeda si ay bandhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bandhig faneedka Fartuun Birimo
Fanaanadda Codka Macaan ee Fartuun Birimo ayaa bandhig faneed si weyn loo wada sugayo waxay ka dhigeysaa Magaalada Zurich ee Dalka Swisserland. Fanaanadda Fartuun Birimo sanadkaan cusub waxay geleeyso socdaalkii ugu dheeraa nolosheeda si ay bandhig faneedyo kaga dhigto inta badan dalalka Caalamka. Fartuun sanadkaan waxaa ka cusub Album la magac baxay Mudan oo ay ka buuxaan heeso si qurux badan loo tumay oo Jaceyl iyo wadani iskugu jira Fartuun Bandhig faneedyada ugu horeeya waxay ka tumi doontaa Holland,Austria,Denmark,Sweden,Norway,Germany,UK iyo Faransiiska . Waa Hoodo iyo Ayaan Hibo eebo ku siiyay inaad habeenada qiimaha badan la caweeysid fanaanada qarniga ee Fartuun Ahmed Sahal Birimo

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip