Fanaanadda Saado Cunaabi oo wacdaro ka dhigtay Norway Sawiro

15
Monday November 15, 2010 - 03:49:36 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 5900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanadda Saado Cunaabi oo wacdaro ka dhigtay Norway Sawiro

    Wacdarahii Saado Cunaabi ee Oslo ,Norway

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saado Cunaabi In Oslo
Wacdarahii Saado Cunaabi ee Oslo ,Norway Fanaanadda Saado Cali Warsame ayaa bandhig faneed taariikhiya ka dhigtay Magaaladda Oslo ee dalka Norway.
Bandhig faneedka Saado oo sababay inuu hoolka buux dhaafa waxaa ay ka qaaday heesahii ay ku caanbaxday iyo heeso cusub oo wadani iyo jaceyl iskugu jira.
Saado Cunaabi waxay bandhig faneedyo waaweyn ku qabatay dalal badan sida Sweden,Finland,Holland,Uganda,South Africa.
Bishaan ciidda labaatankeeda ayey Saado Cali bandhig faneed weyn ku qabaneysaa dalka Ingiriiska Caasimadiisa London.
Saado Cunaabi waa fanaanad heer Qaran,waxayna caan ku tahay wadaniyada iyo wadan jaceylka
La soo xiriir hooyga dhaqanka iyo Suugaanta ee Cunaabi

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip