Featured Video

Hits: 1911
Sunday September 26, 2021 - 01:21:30
Khadar Keyow oo wacdaro ka dhigay bandhigii dhaqanka Somalida
Hits: 8311
Tuesday March 31, 2020 - 02:39:24
Farxiya Fiska iyo Cabdi hani hees cusub Oo berbera lagu duubay
Hits: 4051
Thursday March 12, 2020 - 07:24:20
Jaceylka Faladagan iyo Fartun Balbalarka oo Farxiya Fiska hees u qaaday
Hits: 9670
Sunday November 24, 2019 - 12:36:01
Ninkii qabay Nasteexo Indho ayaa lagu xiray Heathrow Airport kadib markii Naagtiisa dacweeysay.
Hits: 515
Tuesday September 17, 2019 - 03:26:22
Daawo iidle Yare iyo Fanaanad cusub oo hees daadis iyo calaacal
Hits: 91
Tuesday September 17, 2019 - 03:24:41
Kaftanka Iidle Yare iyo Arooskii Kenyanka gabadha magaceeda
Hits: 9079
Tuesday June 11, 2019 - 22:50:17
Daawo xidigta Layla Ubax oo soo saartay muuqaalka heesta baraha bulshadda qabsatay ee HUMAAG
Hits: 854
Friday May 03, 2019 - 00:42:24
Cunaabi.net - In the 1970s and 80s Mogadishu's airwaves were filled with Somali funk, disco, soul and reggae. Musicians rocking afros and bell-bottom trousers would perform at the city's trendiest nightclubs during the height of the country's golden era of music. But it was short-lived: a brutal civil war began, musicians fled to all corners of the world and the vibrant music scene came to an end. Habib and Abdulkadir, two former band mates and best friends, lost touch after the war started, and neither knew if the other was alive. But both kept playing music. Somali Night Fever tells the story of the people keeping Somali music alive, including these two friends, separated by war but united by the music of the golden era.
Hits: 3764
Sunday February 24, 2019 - 03:16:53
Hees Ubaxii Hobyo—— ——————— Alif leyl wa leyl Ifka kumaanan arag Idiloo kale , Inan loo dhigee. ——— Waa ehelu kheyr Ixtiraam gobbled Lagu abaabiyoo Ehel looga dhigayee ————— Ubax weeye iffoo Hobyo aan ka arkoo Indhaheeygi arkaa Ku ildoogsadayoo Ma iloobi karee, Ma iloobi karee Ishcalaa quruxleey ————— Inan la guursadoo Aqal lala gallaa Aqal lala galloo OOri laga dhigtaa Runtii waa iyadda —————— Dhamaan unugyadiyo Uurkiyo wadnaheey Ku abuurantoo Waan aaminee —— Erayo iyo Laxan Dahir Alasow Music By Mohamed Karaama
Hits: 21128
Wednesday February 20, 2019 - 02:21:17
DAAWO Khadar Keyow iyo Xaliimo gobaad oo soo duubay hees muuqaalkeeda Al-Shabaab ka careeysiisay iyo halista uga imaan karta ?
Hits: 10328
Friday January 11, 2019 - 09:39:49
Axmed weli furinle ceeb ayaa ku dhacday runtii , fan jeclayaasha reer Hargeysa ma waxeey waayeen cid erayo u sameeysa maxaa ku qasbaya maalin walba iney heesaheena xadaan?
Hits: 12248
Monday December 10, 2018 - 22:52:28
Daawo gabay Jawaaba - Gabaygii caayda Abwaankii Mareexaan - Abwaan Habargidir. `Gabay Caalir, iyo Cudur watoo.naga careeysiiyay OO Cadaawad muujinahayoo, Col iyo Laayaana OO Caabudwaaq nooga yimid maan cod ka iraahdo. Ceelgaras ,camaariyo,shacbiga ceel la helay jooga Caad ,ilaa cimidle, iyo coowga Xarardheere Hobyo Godan, cadaadiyo, Guriceel,Ciidda xananbuuro Bulshadda camiran ee Arladda caadil ku abuuray OO Culumo,caamiyo, caaqiliin gabay leh. Wiil yaroo cadiifadi wadaa inuu cambaareeyo Ciiso dad aan laheeyniyo ,inuu caddaw ku suureeyo Calaaqaadki inuu joojiyoo ciidda kala gooyo Khat casaana oo cadawtinimo,inuu calaameeyo Codkii Sadde inuu ku hadlayaana ,caalamka u sheego Waa waxaan caqligu qaadan karin ,caadina aheeyne Waa waxaan ciddaa laga fileeyn,waana ceeb culuse Caruurtaada waa la ceshadaa tii akhlaaq darane,. Waana laga canaantaa, hadeey deriska caayaane Mar hadeeysan cudur daar ka bixin,caaqiladda reerka Soow iney codkaas wada qabaan ,kumma cadaaneeyso Cududii galbeedkiyo, raggii Ciidamadda Naato Hawadaa ku cunay baa nahoo, ciidda daafacaye Waa teey caga cadaan, xeebahaan uga caraabeene Waa taariikh cajiib noqotayoo caawa leenahaye Waa taariikh ciwaanadda ku qoran Caalamkoo idile Waa taariikh Caruurtooda ay ka cabsan doonaane Oo Ciidda Soomaaliyeed lagaga caagaaye Guushaas raggii curiyay baan caawa kaa xigine. Inaad Caddaw ku sheegtaana waa kuu cindi la'aane Nin waliba cadkuu mudan yahaa lagu casuumaahe Ma caliili baad tahay maxaad noo canjalafeeysay. Cududii Galbeedkiyo ,raggii Ciidamadda NATO. Fagaaraha ku cunay baan nahoo ,Ciida daafacaye. Taariikhda caankaa hadaan caawa kula aaddo. Mareykan oo cadaan iyo madoow Caalamku ciseeyo. Oo dunidu meeshuu calmado Ciddi u diideeynin Oo laga cabsanayoo,Codkuu rabbo ku luuqeeya. Oo lamma canaantan ahoo loo cag dhigi waayey Oo hadal in lagu soo celshaa ceeb ku tahay qaawan. Asagoon cad deeyn qabin markuu Caasha nala dhaafay. Waa tuu digniin culus na yiri, Ciidda faaruqa e Annaguna hadaan cararno oo Calanka sii deeyno SOOMAALI BEEY CEEB KU TAHAY ,CAAY FADEEXAAHE
Hits: 7156
Tuesday December 04, 2018 - 07:27:56
Daawo Caruuskii Abubakar Xasan Adan Samatar oo Marwadiisa hees qurux badan ku maaweeliyay .
Hits: 6664
Tuesday December 04, 2018 - 07:10:43
Daawo Fanaan Khadar Keyow oo ugu dambeeyn qirtay in gabadhii uu jeclaay uu ka dulqaaday saaxiibtiisa iyo qisadda heesta Cafis baan ka doorbiday
Hits: 12980
Monday November 26, 2018 - 07:41:54
Daawo Al-Shabaab oo qarax iyo weerar toosa ku dilay Sheekhii Galkacyo ka waday ?
Hits: 18704
Tuesday November 20, 2018 - 03:08:01
SHAADIYO SHARAF 2019 | IGU QABO LAABTA | NEW SOMALI MUSIC | OFFICIAL VIDEO.
Hits: 6065
Thursday November 01, 2018 - 03:00:34
Daawo Khadra Sinimow oo hees uga hadashay ninkeedii ka meeyracday -maseerkii haleelay ee Warbaahinta Somalida qaadaa dhigtay
Hits: 970
Wednesday October 31, 2018 - 04:30:09
Hees Janno. Fanaan: Dayax Dalnuurshe Erayo: Xamza Xadaari Laxan: Nabiil Bulle Music: Abdiweli Rasta Copyright: Cunaabi Music
Hits: 6978
Tuesday October 30, 2018 - 23:13:20
Daawo Iidle Yare iyo Iqra Yarey oo Sharax iyo Niiko uga guuray heesahii laba shubka
Hits: 3194
Tuesday October 30, 2018 - 22:51:22
Chillin' Like a Villain (CARscendants Official Video)