Daawo Fanaan Somalia oo xanuun haleelay markii uu Xaaskiisa hees afxumaa ugu jawaabay.

2
Monday November 11, 2013 - 19:14:55 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 9579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Fanaan Somalia oo xanuun haleelay markii uu Xaaskiisa hees afxumaa ugu jawaabay.

    CAWEYSKA CUNAABI TV IYO FANAAN CUQUBO KA SOO BAXDAY BILO GUDAHEED ---------

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CAWEYSKA CUNAABI TV IYO FANAAN CUQUBO KA SOO BAXDAY BILO GUDAHEED ---------

Fanaanka Mohamud Mohamed Kooshin {Nuudi} ayaa nabsi aan daahin durba ku dhiftay kadib markii uu Calaacalkii xaaskiisa Farxiya Rasta uga jawaabay hees kibir qooq ka buuxa .

Fanaanka oo looga fadhiyay inuu garaawshiyo ka bixiyo tabashooyinka xaaskiisa uu ku iloobay Addis Ababa ayaa markii ay soo qaaday heesteeda nafta wuxuu durba uga jawaabay hees uu ku yiri {NINKALE AYAAD LA SEEXATAY OO BUUNIS AYAA XAARAAN KUGU HEESTAY}

Fanaanka ayey boqolaal Somalia heestiisa ku hoos qoreen { ILAAHEEY CUDUR XUN KUGU RID OO CALAAMAD KAA IFIYE MAXAAD GABADHA SIDAAS U LEEDAHAY}

Sedex bil kadib habaarka bulshada iyo kibir qooqiisa waxaa ku dhacay Fanaan Kooshin Cudur muuqaalkiisii oo dhan bedelay,wuxuuna soo qaaday hees cusub isagoo aan la aqoon .

Halkaan waxaan idinkuugu soo xulay heestii uu Farxiya Rasta ugu jawaabay,heesteey u qaaday iyo sedex bil kadib hees uu soo qaaday.

Fanaan Kooshin Nuudi wuxuu ka mid yahay Fanaaniinta Xaqu naaska ee HEESAHA ABWAANIINTA XADA AMA SHEEGTA LAXAMADA AY SAMEEYEEN MACALIMIINTIISA SIDA SHAMUURI IYO JIIM SHEEKH MUUMIN.

DHARBAAXADA KOOSHIN KU DHACDAY WAXAY DIGNIIN U TAHAY FANAANIIN BADAN OO XAASASKOODA IYO CARUURTOODA KU ILOOBAY AFRIKA.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip