URURKA FANKA IYO FARSHAXANKA GOODIR WUXUU IDIIN SOO BANDHIGAYAA DHACDO BILE

2
Saturday February 19, 2011 - 07:08:19 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 4282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    URURKA FANKA IYO FARSHAXANKA GOODIR WUXUU IDIIN SOO BANDHIGAYAA DHACDO BILE

    Goodir Invitation

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goodir Invitation
Ururka Fanka iyo Farshaxanka Goodir wuxuu idinku martiqaadayaa dhacdo bileedlaha Numbi oo lagu xusi doono Maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.
Dhacdo bileedlaha Numbi ayaad kaga bogan doontaan Daawasho-wadareed film, Eray-hadle ama gabayo,
Dhacdo bileedlaha Numbi ayaad kaga bogan doontaan Daawasho-wadareed film, Eray-hadle ama gabayo,hadal furan, gabyaa dhallinyar oo kaaga imanaya Barnaamijka Magaaladeyda (My City project) iyo La Kulanka Walaashaa ( Sister Circle )
Nagusoo biir oo nagala qeyb gala Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo Iyo Dhacdo-bileedlaha NUMBI
Hal-kudhigga munaasabadda:
“Ma aha buuq waa afkeyga hooyo Miriam Makeba1979
Martida:
Maxamed Xasan "Alto"“ Qoraa, aqoonyahan ku xeeldheer Af Soomaaliga
Dorothea Smart, Gabyaa
Elmi Ali, Gabyaa
Olivia Preyer, Heesaa
Maryam Muddey,Heesaa
Fatima Haji, Gabyaa
Iyo qaar kaloo fara badan
Goorta: Isniin 21 ka February 2011 6-9 fiidnimo
Goobta:The Brady Centre
192-196 Hanbury St , City of LondonE1 5HU
Munaasabaddu waa mid ay albaabadeedu u furan yihiin qoysaska, waalidka iyo dhammaan dadka uu Afka Soomaaligu ka dhexeeyo.
Casho iyo cabbitaan ayaa kuu diyaar ah, 18:00-19:00
Wixii tabarrucaad, talo iyo tusaale ah waa lasoo dhoweynayaa


Si aan meesha lagaaga buuxin dhaqso lasoo xiriir Kinsi Abdulleh;[email protected]

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip