Daawo Hees Xasan Wado ku garbaashay Geelaha Djibouti

0
Monday June 03, 2013 - 04:01:36 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 5202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Hees Xasan Wado ku garbaashay Geelaha Djibouti

    Ranaan Xasan wado ayaa soo qaaday Hees uu sameeyay Jilaaga Soomaaliyeed ee Cabdi Heybe Laambe. Heestaan cusub ayaa ka mida heesaha dhaliisha loogu jeediyay Madaxweynaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ranaan Xasan wado ayaa soo qaaday Hees uu sameeyay Jilaaga Soomaaliyeed ee Cabdi Heybe Laambe. Heestaan cusub ayaa ka mida heesaha dhaliisha loogu jeediyay Madaxweynaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle. Mucaaradka Madaxweyne Geelle ayaa maalin kasta sii kordhaya ,waxaana u sababa kaligii talisnimadiisa.
Erayo iyo Laxan: Cabdi Heybe Laambe.
Music: Ahmed Saalax Qaasim
Music $ Studio Jeekeey Stockholm.
Fanaan: Hassan Wado
Soo saarista Cunaabi.com
Daawo heesta oo muuqaala halkaan hoose


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip