Daawo Fanaanka weyn Cawale Adan oo hees geesinimo ka muuqato ku qaaday kaligii taliye Geelle

0
Sunday May 19, 2013 - 09:49:11 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 4498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Fanaanka weyn Cawale Adan oo hees geesinimo ka muuqato ku qaaday kaligii taliye Geelle

    Daawo Fanaanka weyn Cawale Adan {Cawale Casri} oo si geesinimo ka muuqata u garbaashay kaligii taliyaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle iyo Islaantiisa hantidii shacabka gurya uga dhisatay Paris.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Fanaanka weyn Cawale Adan {Cawale Casri} oo si geesinimo ka muuqata u garbaashay kaligii taliyaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle iyo Islaantiisa hantidii shacabka gurya uga dhisatay Paris. Website-yada cunsuriyiinta la safan Khadra Xeeyd qaarkood ayaa qoray Cawaale oo aflagaadeeyay Ismaciil Cumar Geelle iyo Naagtiisa.
Runta aflagaado maaha ee Ismaciil Cumar Geelle yaa xaq u dirsaday xoogbuu ku maroorsadee.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip