Dhageyso hees Dahir Alasow soo qaaday
Xuquuqda
:
© Dahir
Magaca Albumka
:
Heesta Maanta
Tirada Booqatay
:
8987
Taariikh
:
Friday June 29, 2018 - 08:04:51
Faahfaahin
In Jaceylku halis yahay Hiirtaanyo kulul yahay Hoowl iyo dhib leeyahay Anigoo hoyaadoo Hooygeeyga joogoo Meelna leeyga heeyn baan Hurda seexan waayaa Markaasaan Ugaasooy Nafta kuu hibeeyaa Kol dhaw baad heleeysaa Kuugu hambalyeeyaa
Share on Social Media
Site Designed & Developed by
Ileys Inc