Ruwaayad

Hits: 22288
Thursday March 22, 2018 - 00:34:16
Daawo Feysal Xawaase oo ninkii furay Nimco Jookar hees ku garbaashay balse maxaa qoorta u suray Sheekhaalka
Hits: 10832
Tuesday March 20, 2018 - 01:15:46
Daawa Boqorada Quruxda oo soo sartay heescusub
Hits: 9769
Tuesday March 20, 2018 - 01:02:40
Daawo ilaqosol Naagtii ninkeeda heesan wayso waa loo heeyna
Hits: 1415
Tuesday March 13, 2018 - 16:22:18
Daawo Fanaan Ahmed Zaki oo dhulka Somalida hees ku amaanay isagoo xiran dhaqanka Masaayda
Hits: 7379
Tuesday March 13, 2018 - 15:42:15
Daawo Fanaanadda Fatuma Haryan oo muuqaalkii wejigeeda isbedelay ?
Hits: 18351
Saturday March 10, 2018 - 05:37:35
Daawo Farxiyo Kobayare oo Dabbo iyo Naaso ku faantay kkkkkkkkk
Hits: 3929
Friday March 09, 2018 - 06:21:56
HEES SIDIRIGAM Xasan Aadan Samatar ERAYO Max,ed Cali Kaariye Laxanka Xasan Great T.Qabasho 26=10=1977
Hits: 8557
Monday March 05, 2018 - 16:12:48
Daawo Fanaanka Mahad Meysar oo soo saaray heesta Qarniga - Curubo Films
Hits: 29926
Sunday February 25, 2018 - 01:36:10
Daawo Fanaan soo saaray hees shumis iyo qaawanaan ku qubeeysiga kaamiro laga duubaa kkkkk
Hits: 2628
Wednesday February 21, 2018 - 12:16:54
Heesta Ummu Haati ee Fanaanadda Farxiyo Fiska. Hees Umu Haatee ——— Umu haatee Umu haatee Hooyo macaaneey Kuu hilooboo Hubaal guul baad Ii horseedee  Halkeed joogtaa Hooyo macaaneey? Ana Hala Hala Ana Hala Hala Hooygi xamariyo Hawadeedaan U hayaamee Halkeed joogtaa ? Hooyo Macaaneey Halkeed joogtaa ? Macaaneey Macaaneey Halkee joogtaa ? ———— Ana Hala Hala Hooyo Hala Hala Ana Hala Hala Habeenadaan jiif Hurdi waayoo  Adunbaa Hee i Hor taagane Halkee joogtaa ? Hooyo Hooyo Hooyo Macaaneey Hooyo Macaaneey
Hits: 7230
Monday February 19, 2018 - 00:44:27
Daawo Heestii Diriyaan oo Masrax Caalamiya laga qaaday iyo sida ajnabiyiinta u tumayaan oo ka dhigan kursiga haka dhicin
Hits: 1534
Monday February 19, 2018 - 00:22:36
Daawo Farah Kaftan oo hees Hindiya ka qaatay masraxa Caalamiya
Hits: 11059
Sunday February 18, 2018 - 20:31:38
Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part Two
Hits: 11212
Sunday February 18, 2018 - 10:39:54
Daawo Geesiyadda ONLF oo ku dul dhaanteeyay Cabdi ileey wada hadalkii Nairobi kadib
Hits: 11869
Wednesday February 14, 2018 - 05:38:58
Daawo dagaalkii Kiin Jaamac iyo Xaliimo Gobaad oo heerkii ugu xumaay gaaray iyo Hal Laxanloow Nabiil Bule oo Gobaad u raacay Nairobi
Hits: 11205
Wednesday February 14, 2018 - 00:57:13
Daawo Fanaan Cawale Aadan oo sharafta ka qaaday Fanaan Oomaar Barbbar iyo Iskalaaji oo soo abaabulay fadeexada
Hits: 3271
Wednesday February 14, 2018 - 00:46:08
Daawo Fadeexo Fanaaniintii Oomaar beenta ka sheegay soo hadlay
Hits: 3970
Tuesday February 13, 2018 - 09:04:33
Iyadoon qofna salaamin, hareerahana eegin, bay qolkeedii halhaleel ugu gudubtay. Sariirtay isku halgaadday. Buugaagtii ay sidatayna koomadiinka dushiisay naxariis la'aan ku tuurtay. Qaar baa dhulka ku daatay. Waligoodba ha daateen. Yaa u jixinjixaya! Yaa aruursanaaya! Addimadeedii baabay aruurin kari la'dahay. Waa taas labadeedii lugood mid sariirta ku dul xoortay, iyadoo kabteedii wadata. Tii kale oo kabtii iskeed uga dhacdayna waxay ka lulataa sariirta qarkeeda. Bowdada waxaa ceego adag uga haya surweelka kaakiga ah ee dugsiga. Waligiisba ha uga hayo! Yaa ka fujinaaya! Yaaba ka xanuunsanaya! Haddaad isha kor ula sii raacdid, waxaad arkaysaa shaati cad oo gacma gaab ah oo ay hoosta ka soo riixayaan laba naas oo dhawaan kobcay. Waxaa la moodaa in ay ka cabanayaan shaatiga turriinsha la'aanta loogu dhejiyey. Waligoodba ha ka cawdeen. Yaa dulman ma iyaga mise guluusyada la moodo in ay sii go'ayaan? Kii doonaaba ha dulmanaado. Yaa isugu tagaaya! Qofkii u soo galaa wuxuu moodi lahaa ruux suuxsan, ama mar hore gam'ay. Waa runoo indhaha way dansatay, laakiinse hurdo warkeed ma jiro. Indhaheeda beryahaan hurdo sooma booqan. Intay neef culus xoog weyn ku soo jiidday bay xoog ka sii weyn ku soo celisay, sidii iyadoo doonaysa in ay ku soo xaaqdo dhibaatooyinka maskaxdeeda rasaysan. Waxay la ahayd dhibaatooyinkii ifka lagu uumay idil ahaantood in ay iyada dul saaran yihiin. Qof kasta dhibaatadiisaa la culus, isagaana isla jid leh. Noloshaaba sida ah. Markay indhaha isku qabsatay bay maskaxdeedu isla hadalkii laba jibbaartay. "Aah, dhib badanaa! Saan maan ku joogi karaa? Ilaahayoow sideen wax yeelaa? Iskoolkaanaaba iigu daran. Wax maan barashow ka gaaraa, anigaba waa dhibaataysanahaye! Macallinkaasaanba nacay! Khabiid waaye. Xisaabtiis ma la fahmi karo. Maxay nooga baddaleen macallinkeennii fiicnaay? Sabti imtixaan waaye kuma lohoo. Sabti maahine maantana keena. Imtixaan imtixaan waaba la iiga daran yahee. Iskoolkaan mar lee ma la xiroo. Waa ka neebsalahaa. Laakiin qof minankaan joogto maa neebsaheesa. Dhib maa dhib kaaga roon? An waa yaabay! Dadkaan qaf uula hadasho maa la waayey, oo runta u sheegto. Maxaa la ii khasbaa? Ma rabi. Ma rabi. Ma rabi. Khasab miyaa? Cawo ma rabi, maalin ma rabi! Waalid-waalidaa la idinka badiyey. Ammaan lee i siiya. Waalid oo ilmihiisa xaasad u eh maa la soo arkay? Haddii iga naxaysiin wax dhibkeyga eh ma igu khasbi leheen. Qaftii aniga rabo ma ii diidi leheen. Sidiin rabo lee ii yeeli leheedeen. Ah! Nasiib badanaa qaf xor eh, Sahra Yuusuf camal! Axmed saacaddaan intees joogaa? Xafiiskii aas fadhiyaa. Ah! Maxaan u soo mari waayey? Waa u sheegaa cawada, wixiis rabo ha dhaho. Dhibkaan ma ku jiri karo. Maya. Maya. Ma u sheegi karo. Ceeb waaye. Mashkilad kalaa imaaheeyso. Lacalla haddii…"
Hits: 17233
Tuesday February 13, 2018 - 04:37:57
Daawo Fanaan Oomaar Barbar isu tuur oo dil ugu hanjabay Cawale Adan oo heesta uu xaday soo bandhigay ?
Hits: 23282
Monday February 12, 2018 - 23:17:22
Nimca Jokar Welcome To Minnesota Party, Qeybtii 1aad Xogmaal Production.