Featured Video

Hits: 11207
Wednesday February 14, 2018 - 00:57:13
Daawo Fanaan Cawale Aadan oo sharafta ka qaaday Fanaan Oomaar Barbbar iyo Iskalaaji oo soo abaabulay fadeexada
Hits: 3271
Wednesday February 14, 2018 - 00:46:08
Daawo Fadeexo Fanaaniintii Oomaar beenta ka sheegay soo hadlay
Hits: 3974
Tuesday February 13, 2018 - 09:04:33
Iyadoon qofna salaamin, hareerahana eegin, bay qolkeedii halhaleel ugu gudubtay. Sariirtay isku halgaadday. Buugaagtii ay sidatayna koomadiinka dushiisay naxariis la'aan ku tuurtay. Qaar baa dhulka ku daatay. Waligoodba ha daateen. Yaa u jixinjixaya! Yaa aruursanaaya! Addimadeedii baabay aruurin kari la'dahay. Waa taas labadeedii lugood mid sariirta ku dul xoortay, iyadoo kabteedii wadata. Tii kale oo kabtii iskeed uga dhacdayna waxay ka lulataa sariirta qarkeeda. Bowdada waxaa ceego adag uga haya surweelka kaakiga ah ee dugsiga. Waligiisba ha uga hayo! Yaa ka fujinaaya! Yaaba ka xanuunsanaya! Haddaad isha kor ula sii raacdid, waxaad arkaysaa shaati cad oo gacma gaab ah oo ay hoosta ka soo riixayaan laba naas oo dhawaan kobcay. Waxaa la moodaa in ay ka cabanayaan shaatiga turriinsha la'aanta loogu dhejiyey. Waligoodba ha ka cawdeen. Yaa dulman ma iyaga mise guluusyada la moodo in ay sii go'ayaan? Kii doonaaba ha dulmanaado. Yaa isugu tagaaya! Qofkii u soo galaa wuxuu moodi lahaa ruux suuxsan, ama mar hore gam'ay. Waa runoo indhaha way dansatay, laakiinse hurdo warkeed ma jiro. Indhaheeda beryahaan hurdo sooma booqan. Intay neef culus xoog weyn ku soo jiidday bay xoog ka sii weyn ku soo celisay, sidii iyadoo doonaysa in ay ku soo xaaqdo dhibaatooyinka maskaxdeeda rasaysan. Waxay la ahayd dhibaatooyinkii ifka lagu uumay idil ahaantood in ay iyada dul saaran yihiin. Qof kasta dhibaatadiisaa la culus, isagaana isla jid leh. Noloshaaba sida ah. Markay indhaha isku qabsatay bay maskaxdeedu isla hadalkii laba jibbaartay. "Aah, dhib badanaa! Saan maan ku joogi karaa? Ilaahayoow sideen wax yeelaa? Iskoolkaanaaba iigu daran. Wax maan barashow ka gaaraa, anigaba waa dhibaataysanahaye! Macallinkaasaanba nacay! Khabiid waaye. Xisaabtiis ma la fahmi karo. Maxay nooga baddaleen macallinkeennii fiicnaay? Sabti imtixaan waaye kuma lohoo. Sabti maahine maantana keena. Imtixaan imtixaan waaba la iiga daran yahee. Iskoolkaan mar lee ma la xiroo. Waa ka neebsalahaa. Laakiin qof minankaan joogto maa neebsaheesa. Dhib maa dhib kaaga roon? An waa yaabay! Dadkaan qaf uula hadasho maa la waayey, oo runta u sheegto. Maxaa la ii khasbaa? Ma rabi. Ma rabi. Ma rabi. Khasab miyaa? Cawo ma rabi, maalin ma rabi! Waalid-waalidaa la idinka badiyey. Ammaan lee i siiya. Waalid oo ilmihiisa xaasad u eh maa la soo arkay? Haddii iga naxaysiin wax dhibkeyga eh ma igu khasbi leheen. Qaftii aniga rabo ma ii diidi leheen. Sidiin rabo lee ii yeeli leheedeen. Ah! Nasiib badanaa qaf xor eh, Sahra Yuusuf camal! Axmed saacaddaan intees joogaa? Xafiiskii aas fadhiyaa. Ah! Maxaan u soo mari waayey? Waa u sheegaa cawada, wixiis rabo ha dhaho. Dhibkaan ma ku jiri karo. Maya. Maya. Ma u sheegi karo. Ceeb waaye. Mashkilad kalaa imaaheeyso. Lacalla haddii…"
Hits: 23282
Monday February 12, 2018 - 23:17:22
Nimca Jokar Welcome To Minnesota Party, Qeybtii 1aad Xogmaal Production.
Hits: 3754
Monday February 12, 2018 - 05:39:21
Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part 1
Hits: 3774
Sunday February 04, 2018 - 19:47:08
Daawo Sacdiyo Siman oo ruxday Nairobi iyo Shoowgii ugu shidnaa
Hits: 11630
Monday January 29, 2018 - 22:35:57
Daawo Xidiga iyo Xidigta Muqdisho Sacdiyo Siman iyo Mubaarak Oktobar oo soo saaray heesta Xubiyeey ii kaalay iyo muuqaal qurux badan
Hits: 24374
Monday January 22, 2018 - 11:14:33
Daawo Fadeexo heesta la xaday ee Barbar Sanadkee la qaaday ? Yaa lahaay? Abwaan Gaafanahii Reer Jibouti
Hits: 6441
Saturday January 20, 2018 - 23:39:48
Daawo Sacdiyo Siman iyo Iidle Yare oo baabuur dhexdiisa ku qaadaya heesta Eber Miyaa ?
Hits: 3007
Thursday January 18, 2018 - 23:02:15
HA U TEGIN LIBAAX MEEL TAAGANOO TINTA HA U SHALEEYN HA IS ORAN KU TUMO RUUXAAD TIISA HUBIN
Hits: 4004
Thursday January 18, 2018 - 20:00:42
Daawo heesta Hobyo iyo Cadaadeey ka timid waana la hubaaye Legend Fanaan Cawale Adan - Xidigga Fanaaniinta shanta Somaliweyn
Hits: 8074
Thursday January 18, 2018 - 07:30:12
Daawo Wareysi heestii jabka Baastow ee Abwaan Sooraan sameeyay
Hits: 3893
Saturday January 13, 2018 - 00:33:42
DAAWO LIVE Xidiga Muqdisho oo wacdaro ka dhigay Shoowgii Fartuun Birimo ee Muqdisho
Hits: 5868
Friday January 12, 2018 - 16:25:39
Daawo Fartun Birimo oo Muqdisho ku qabatay Live shoowgii ugu shidnaay oo Musiga loo tumaayey si toosa.
Hits: 13618
Thursday January 11, 2018 - 01:18:14
Daawo Farxiya Kabayare oo ka hadashay jabkii ku qabsaday Hindiya
Hits: 6403
Sunday January 07, 2018 - 09:20:23
Daawo u codeey afarta Fanaan midka ugu cod macaan ee heestaan si qatara u jilat beejkiisa
Hits: 12374
Tuesday January 02, 2018 - 11:40:08
Khadar Keyow iyo Sacdiyo Siman oo Jaceyl isu ooyey - Ishcalaa hees
Hits: 10786
Monday January 01, 2018 - 05:30:37
Daawo Khadar Keyow oo soo saaray hees Score cusub - Heelloow hibiloow wayaabaale
Hits: 1564
Monday December 25, 2017 - 09:05:32
[Daawo] Sheeko Dikaan Jaceyl Part 1 Waxaa qoray Dahir Alasow
Hits: 19966
Sunday December 24, 2017 - 23:10:40
Daawo wacdaraha Xidigaha Muqdisho ka dhigeen hargeysa iyo Horncable Tv