Featured Video

Hits: 18031
Saturday May 05, 2018 - 22:17:37
Daawo Dahir Alasow "Sababta uu afar Xaas u qabo iyo tan ugu xun"
Hits: 16202
Monday April 09, 2018 - 08:45:14
Hogaankii la aaminoo Kalsoonidii loo hayee  Haleeyay amaanadow  ———— Harkiibaad nala luntoo. Howshii laguu igmaday  Hubaashii waad gebtoo  Amaankii baad hodee ————— Habaarqabe lagu sirmoow Halgamayaashii dalkiyo Hankii shacabkaad dishee ———— Waxaan la hilmaami karin Bulshadu weli hadal hayaan Halaagii Zoobe iyo  Halkeey qalbi dhagax  dhigeen 1.Haddaba Baarlamaankiyow 2.Masuul howshiisa gebay  3.Hamuun dalku uma qabee  4.Hordhiga mooshin uu ku'tago 5.Bulshada hagardaamo iyo 6.Hungiyo ciilbuu badee ———— Kuwii cunay heeryadoow Huuhaa aan ficil lahaayn Miyaa dal ku horumaraa ? ————— Naftood hurayaashii iyo Horseedkii ciidankoo Hubkiyo qalabkii sitoo  Shabaab hilibkooda rabay  —————— Inay haada u waraan Ayaad heerteen boqnaha Cabsina ku hanuuniseen
Hits: 14279
Monday April 09, 2018 - 01:58:57
Kiin Jamac oo is qaawisay iyo gabadh kastuumo kula niikisay
Hits: 19560
Monday April 02, 2018 - 02:08:23
Daawo Fanaaniin iyo Jilayaal iskuugu jira gabdho iyo garoobo ayaa bilaabay RealTalk , dhab ka hadal ay uga doodayaan farqiga u dhaxeeya naagaha la soo furo iyo gabdhaha aan guursan ee 30 Jir ku gaara.
Hits: 5944
Wednesday March 28, 2018 - 13:26:42
Daawo Fanaanadda Kiin Jamac oo sidii Madaxweyne looga hortegay Garoonka Diyaaradaha Nairobi
Hits: 5576
Tuesday March 27, 2018 - 21:39:30
Daawo Fanaankii Habarjeclo ee kobaha qasab ku shumiyay oo Dayax Dalnuurshe hees la soo qaaday
Hits: 9496
Friday March 23, 2018 - 14:48:19
HEES CUSUB IYO MUUQAAL WAALI AAN HORE LOO ARKIN XIDIGA MUQDISHO QADAR JR
Hits: 5019
Thursday March 22, 2018 - 20:03:49
Daawo New Score hees cusub Qaali Ladan oo hal geella dheelmisay
Hits: 22291
Thursday March 22, 2018 - 00:34:16
Daawo Feysal Xawaase oo ninkii furay Nimco Jookar hees ku garbaashay balse maxaa qoorta u suray Sheekhaalka
Hits: 9770
Tuesday March 20, 2018 - 01:02:40
Daawo ilaqosol Naagtii ninkeeda heesan wayso waa loo heeyna
Hits: 18353
Saturday March 10, 2018 - 05:37:35
Daawo Farxiyo Kobayare oo Dabbo iyo Naaso ku faantay kkkkkkkkk
Hits: 3930
Friday March 09, 2018 - 06:21:56
HEES SIDIRIGAM Xasan Aadan Samatar ERAYO Max,ed Cali Kaariye Laxanka Xasan Great T.Qabasho 26=10=1977
Hits: 8557
Monday March 05, 2018 - 16:12:48
Daawo Fanaanka Mahad Meysar oo soo saaray heesta Qarniga - Curubo Films
Hits: 2628
Wednesday February 21, 2018 - 12:16:54
Heesta Ummu Haati ee Fanaanadda Farxiyo Fiska. Hees Umu Haatee ——— Umu haatee Umu haatee Hooyo macaaneey Kuu hilooboo Hubaal guul baad Ii horseedee  Halkeed joogtaa Hooyo macaaneey? Ana Hala Hala Ana Hala Hala Hooygi xamariyo Hawadeedaan U hayaamee Halkeed joogtaa ? Hooyo Macaaneey Halkeed joogtaa ? Macaaneey Macaaneey Halkee joogtaa ? ———— Ana Hala Hala Hooyo Hala Hala Ana Hala Hala Habeenadaan jiif Hurdi waayoo  Adunbaa Hee i Hor taagane Halkee joogtaa ? Hooyo Hooyo Hooyo Macaaneey Hooyo Macaaneey
Hits: 8308
Wednesday February 21, 2018 - 01:27:27
Daawo heesta Hooyo Macaan ee Fanaanadda Farxiyo Fiska
Hits: 7231
Monday February 19, 2018 - 00:44:27
Daawo Heestii Diriyaan oo Masrax Caalamiya laga qaaday iyo sida ajnabiyiinta u tumayaan oo ka dhigan kursiga haka dhicin
Hits: 11060
Sunday February 18, 2018 - 20:31:38
Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part Two
Hits: 11212
Sunday February 18, 2018 - 10:39:54
Daawo Geesiyadda ONLF oo ku dul dhaanteeyay Cabdi ileey wada hadalkii Nairobi kadib
Hits: 11871
Wednesday February 14, 2018 - 05:38:58
Daawo dagaalkii Kiin Jaamac iyo Xaliimo Gobaad oo heerkii ugu xumaay gaaray iyo Hal Laxanloow Nabiil Bule oo Gobaad u raacay Nairobi
Hits: 15170
Wednesday February 14, 2018 - 03:45:20
Daawo Fanaan IIdle Yare oo sharafta ka qaaday Iskalaaji iyo Oomaar