Ruwaayad

Hits: 8020
Saturday December 22, 2018 - 01:10:02
Daawo heestii heeygu oran Erayadda Jaceylka oo saacad gudaheed qabsatay baraha bulshadda - Xidigta Barliin Baremiyo
Hits: 18241
Saturday December 22, 2018 - 00:48:24
Daawo Fanaanadda Deeqa Afro oo Naasa dhacay iyo foolxumadeedii soo bandhigtay
Hits: 12248
Monday December 10, 2018 - 22:52:28
Daawo gabay Jawaaba - Gabaygii caayda Abwaankii Mareexaan - Abwaan Habargidir. `Gabay Caalir, iyo Cudur watoo.naga careeysiiyay OO Cadaawad muujinahayoo, Col iyo Laayaana OO Caabudwaaq nooga yimid maan cod ka iraahdo. Ceelgaras ,camaariyo,shacbiga ceel la helay jooga Caad ,ilaa cimidle, iyo coowga Xarardheere Hobyo Godan, cadaadiyo, Guriceel,Ciidda xananbuuro Bulshadda camiran ee Arladda caadil ku abuuray OO Culumo,caamiyo, caaqiliin gabay leh. Wiil yaroo cadiifadi wadaa inuu cambaareeyo Ciiso dad aan laheeyniyo ,inuu caddaw ku suureeyo Calaaqaadki inuu joojiyoo ciidda kala gooyo Khat casaana oo cadawtinimo,inuu calaameeyo Codkii Sadde inuu ku hadlayaana ,caalamka u sheego Waa waxaan caqligu qaadan karin ,caadina aheeyne Waa waxaan ciddaa laga fileeyn,waana ceeb culuse Caruurtaada waa la ceshadaa tii akhlaaq darane,. Waana laga canaantaa, hadeey deriska caayaane Mar hadeeysan cudur daar ka bixin,caaqiladda reerka Soow iney codkaas wada qabaan ,kumma cadaaneeyso Cududii galbeedkiyo, raggii Ciidamadda Naato Hawadaa ku cunay baa nahoo, ciidda daafacaye Waa teey caga cadaan, xeebahaan uga caraabeene Waa taariikh cajiib noqotayoo caawa leenahaye Waa taariikh ciwaanadda ku qoran Caalamkoo idile Waa taariikh Caruurtooda ay ka cabsan doonaane Oo Ciidda Soomaaliyeed lagaga caagaaye Guushaas raggii curiyay baan caawa kaa xigine. Inaad Caddaw ku sheegtaana waa kuu cindi la'aane Nin waliba cadkuu mudan yahaa lagu casuumaahe Ma caliili baad tahay maxaad noo canjalafeeysay. Cududii Galbeedkiyo ,raggii Ciidamadda NATO. Fagaaraha ku cunay baan nahoo ,Ciida daafacaye. Taariikhda caankaa hadaan caawa kula aaddo. Mareykan oo cadaan iyo madoow Caalamku ciseeyo. Oo dunidu meeshuu calmado Ciddi u diideeynin Oo laga cabsanayoo,Codkuu rabbo ku luuqeeya. Oo lamma canaantan ahoo loo cag dhigi waayey Oo hadal in lagu soo celshaa ceeb ku tahay qaawan. Asagoon cad deeyn qabin markuu Caasha nala dhaafay. Waa tuu digniin culus na yiri, Ciidda faaruqa e Annaguna hadaan cararno oo Calanka sii deeyno SOOMAALI BEEY CEEB KU TAHAY ,CAAY FADEEXAAHE
Hits: 10594
Monday December 10, 2018 - 22:33:17
Daawo Gabay Abwaan Mareexaana ku caayey Habargidir -Hawiye
Hits: 9011
Thursday December 06, 2018 - 09:01:41
Daawo Fadumiina walaalkeed oo Axmed ka tuugsada iyo heesaha uu shacabka u qaado "Hooyadeey Habargidir waaye,Aabaheey Majeerteen iyo Mareexaan aas guursaday"
Hits: 4809
Thursday December 06, 2018 - 08:35:20
Daawo gabadh Jareerweyne ah oo jeclaatay Fanaan Marwaan Yare
Hits: 7156
Tuesday December 04, 2018 - 07:27:56
Daawo Caruuskii Abubakar Xasan Adan Samatar oo Marwadiisa hees qurux badan ku maaweeliyay .
Hits: 6667
Tuesday December 04, 2018 - 07:10:43
Daawo Fanaan Khadar Keyow oo ugu dambeeyn qirtay in gabadhii uu jeclaay uu ka dulqaaday saaxiibtiisa iyo qisadda heesta Cafis baan ka doorbiday
Hits: 4801
Tuesday December 04, 2018 - 06:42:53
HASSAN ADAN SAMATAR WILKIISA OO AROOS CAJIB AH MUQDISHO KU DHIGTAY
Hits: 4505
Monday December 03, 2018 - 06:25:40
Daawo Iidaadi oo sidii Salmaan Khan gabdha shidan dhinacyadda laga fariisiyay iyo farxadiisa
Hits: 10898
Tuesday November 27, 2018 - 04:45:28
Daawo Dayax Dalnuurshe oo si toosa ula hadlay Dahir Alasow
Hits: 12980
Monday November 26, 2018 - 07:41:54
Daawo Al-Shabaab oo qarax iyo weerar toosa ku dilay Sheekhii Galkacyo ka waday ?
Hits: 11836
Monday November 26, 2018 - 02:10:29
Daawo gabadh seddex bilood lagu shukaansaday magaca Dahir Alasow oo jaceyl la ildaran - Facebook bugga
Hits: 6409
Saturday November 24, 2018 - 03:24:05
Daawo Score cusub - Khadar Keyow Sacdiyo Siman iyo Qaali Ladan oo dib u metelay Magool - Hiba Nuura iyo Mooge
Hits: 7670
Friday November 23, 2018 - 06:09:04
Mr Xeytahay Qeebta2 aad: Hees Afka Abgaal lagu qaaday iyo fanaan Faladagaan meesha ka saaray
Hits: 6957
Friday November 23, 2018 - 03:41:17
Daawo gabdha reer Muqdisho ah oo Dayax dalnuurshe si xun u garbaashay - Cabdi Goodyo ka soo baxay Xamar
Hits: 6980
Tuesday October 30, 2018 - 23:13:20
Daawo Iidle Yare iyo Iqra Yarey oo Sharax iyo Niiko uga guuray heesahii laba shubka
Hits: 3194
Tuesday October 30, 2018 - 22:51:22
Chillin' Like a Villain (CARscendants Official Video)
Hits: 10120
Monday October 22, 2018 - 17:46:27
Aragaaga qurxoon beey indhaheeygu jershaanoo Aroorkastaayo habeenkii Aqalkaaga hortiisa Inyar leeygama waayoo. Inyar leeygama waayee Addi maan , addi maan kaa ahaan karayaa ? Anni maan,Anni maan Ixtiraamin Jaceylka ? Addi maan ,Addi maan Axdi kaaga baxaayaa Anni maan , anni maan Ballanteeni adkeeynin Addi maan, Addi maan Ku illoobi karaayaa ?
Hits: 4105
Sunday September 16, 2018 - 04:27:54
Cod sira Qeybta 2aad Xuseen Shire oo Naag diiday tuugaa