Raadraac

Hits: 579
Tuesday September 17, 2019 - 04:04:19
Dayax dalnuurshe hees Lama iloowaan
Hits: 4542
Saturday November 10, 2018 - 03:46:26
Heeso kaban Magool ah
Hits: 6578
Monday August 12, 2013 - 17:12:24
Fanaanka Cabdirashiid Daacad ee Reer Nairobi ayaa markii ugu horeeysay lugaha la galay fadeexad kadib markii uu sheegtay hees uu leeyahay Fanaanka weyn ee Reer Waaberi Cabdi Casiis Xabad,erayada iyo laxankana uu sameeyay Dahir Alasow. Tuug la qabtay talo maleh,waxaase kaba daran siduu heesta u bahdilay Mr Daacad
Hits: 2711
Saturday February 23, 2013 - 21:32:21
Waa qeybtii labaad ee Wareysi Fanaan Abdullahi Weheliye uu siiyay Idaacadda VOA laanta afka Somaliga barnaamijka xiisaha badan ee ka baxa Caweyska Washington. Saxaafiyada weyn ee Caasha Cuud ayaa Wareysiga la yeelatay
Hits: 10427
Sunday February 17, 2013 - 04:58:53
Fanaanka Codka Macaan ee Abdulahi Abdi Weheliye ayaa lagu martigeliyay Barnaamijka Caweyska Washington ee Idaacadda VOA. Saxaafiyadda Caasha Cuud ayaa wareeystay ,waxaana halkaan ka dhageysan kartaan qeypta 1-aad
Hits: 12151
Wednesday January 30, 2013 - 04:55:37
Wareysi Radio Hadhwanaag la yeeshay Fanaanada Qaali Ladan
Hits: 4611
Saturday January 05, 2013 - 22:20:17
Fanaanka Liibaan Jigjiga oo Codkiisa la moodo Mohamed Suleebaan Tubeec ayaa hadana si qatara u qaadi kara heesaha Sudanta gaar ahaan Fanaanka Mohamed Wardi allaha u naxariistee, Dahir Alasow ayaa Liibaan Jigjiga todobaadkaan Wareysi la yeeshay ,wuxuuna kala sheekeeystay heesaha Sudanta kuwa uu jecel yahay iyo micnahooda.
Hits: 3056
Friday December 28, 2012 - 05:23:03
Dhageyso Fanaan Xamari oo kala doortay inuu Xaaskiisa furo ama raaligelin ka bixiyo heestii uu Siilaanyo ku weeraray. Todobaadkaan waxaa bulshada ku hadasha af Somaliga hareeyay xiisad ka dhalatay hees uu sameeyay Abwaan Ilka Jiir taas oo Fanaan lagu magacaabo Abdirashiid Xamari ku luqeeyay. Dad u dhashay beesha Habar jeclo ee Raaska Madaxweyne Siilaanyo ayaa weeraro ku qaaday Fanaanka heesta qaaday Abdirashiid Xamari iyo Abwaanka hal abuuray Saciid Ilka Jiir.
Hits: 4245
Sunday October 21, 2012 - 18:21:39
Fanaanka Liibaan Jigjiga oo Magaaladda Johanesburg ee dalka South Afrika ka dhigaya bandhig faneedka ciida,waxaa wareeystay Wariye Cabdullahi Balwaan oo la kulmay
Hits: 9785
Friday June 15, 2012 - 03:46:52
Fanaanka weyn ee Xasan Wado oo socdaal ku jooga dalka Holland ayaan Wareeysi xiiso badan la yeelanay todobaadkaan hasse yeeshee wuxuu leeyahay Xasan Wado ,waxaan ku dhashay Beledweyne laakiin Somalida igama rumeeysanayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hits: 2977
Monday June 04, 2012 - 00:17:40
Wareysi Fanaan Bashiir Cali Xuseen,Caweyska Washington iyo Caasha Cuud
Hits: 3101
Tuesday May 29, 2012 - 10:47:04
Waa Barnaamij xiiso badan oo qaab Kedisa Dahir Alasow uga jawaabaa heesahii hirgelay,taariikhdooda,abwaanka sameeyay,fanaanka qaada iyo laxamiistaha,dhageyso oo nala qosol
Hits: 29191
Thursday April 26, 2012 - 15:50:30
Fadeexad xoogan ayaa hareeysay fanaanada Nimco Dareen kadib markii la helay Video muuqaala oo muujinaya fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo qaadeysa heesa ay u bixisay Booli oo hore loo dhihi jiray Deeq Caashaq
Hits: 15512
Friday April 20, 2012 - 20:39:18
Fanaanka weyn ee Mohamed Adan Shamuuri ayaa Wareeysi dheer siiyay Wariye Mohamed Shiil Hassan Shiil,wuxuuna ka hadlay taariikhdiisa Fanka,Dhageysi wacan Part 1
Hits: 400
Sunday April 15, 2012 - 00:05:51
Xuska iyo Xasuusta Kooxda Heegan ee Hal abuurka Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur allaha u naxariistee
Hits: 507
Friday February 25, 2011 - 09:39:42
Wareysi Fanaanadda Fartuun Birimo uu la yeeshay Awale Ahmed oo ka tirsan Wariyeyaasha Radio Australia Dhageysi wacan
Hits: 5648
Friday January 28, 2011 - 05:34:14
Xuska iyo Xasuusta Allaha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur iyo heesahiisii Kooxda Heegan Waxaa isku duway Dahir Alasow iyo Bashiir Ali Hussein Cunaabi.com Waagacusub Media
Hits: 5119
Friday January 28, 2011 - 05:03:50
Heesaha Samatar ee Cabdi Kariim Jiir laxameeyay,halkaan ka dhageyso Qaybta 2 aad Waxaa isku duwan Dahir Alasow,waxaa ka sheekeeynaa Cabdi Kariim Jiir Cunaabi.com
Hits: 572
Friday January 28, 2011 - 03:59:14
Heesaha Samatar ee Cabdi Kariim Jiir laxameeyay,halkaan ka dhageyso Qaybta 1 aad Waxaa isku duwan Dahir Alasow,waxaa ka sheekeeynaa Cabdi Kariim Jiir Cunaabi.com
Hits: 4522
Thursday January 27, 2011 - 04:09:51
Wareysiga Abwaan Abdillahi Baarleex qaybtii 2 aad waxaa qaaday Wariye Abdi Salaan Hareeri oo ka tirsan VOA Somali